
Qabashada tiro badan oo askar ah xilli dagaal socdo waxay noqon kartaa calaamad muujinaysa in ciidamada dowladda ay la kulmeen...




“Xoojinta iyo awood-siinta Itoobiya iyo abuurista xasilloonida Badda Cas waxay dan u tahay dhammaan dhinacyada mana aha oo keliya dan...

















Sida xogta lasoo bandhigay ay tilmaamayso in ka badan 900 oo dagaalamayaal ISIS Soomaaliya ah ayaa lagu dilay hawlgallada militari ee kooxda lagula dagaallamayay ilaa horraantii...

Maxamed Jaamac oo ah taliyaha Ciidanka Ilaalada Badda ee Puntland ayaa sheegay in Burcad badeeddu ay hadda awood u leeyihiin inay weerarro ka fuliyaan masaafo ka...

Xogtu waxay muujinaysaa in 3,901 muwaadin Soomaali ah ay doonyo yaryar ku gaareen Britain muddadii u dhaxeeysay bilooyinkii Juun 2025 ilaa Juun 2026, taas oo ah...

Wararka laga helayo deegaanka ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen xero militari oo ku taalla Qorof Xaraar oo ka tirsan gobolka Wajir.

Wargaysku wuxuu sidoo kale xusayaa in Somaliland ay doonayso xiriir dhow oo ay la yeelato Mareykanka isla markaana ay danaynayso iskaashi dhinacyada amniga, maalgashiga iyo macdanta.

“Arrimaha gudaha Jabuuti waxaa iska leh shacabka iyo dowladda Jabuuti. Uma oggolaan doonno cidna inay farageliso ama ku soo xadgudubto arrimaheenna gudaha" - ayuu yiri Madaxweyne...

Hawlgalkii ugu dambeeyay ee arrintan la xiriira ayaa dhacay 29-kii Agoosto, kaas oo lagu xoreeyay markabka xamuulka ee MV Lutuf, iyadoo ciidamada Soomaaliya ay iska kaashadeen...

Qaar kamid ah qoysaska ayaa sheegay in haddii dowladda Bakistaan ay ku guuldarreysato inay xal u hesho arrinta ay bilaabi doonaan inay cuntada ka soomaan.

Soo noqoshada TCG Göksu ee Muqdisho waxay ku soo beegmaysaa xilli xiriirka difaaca, amniga badda iyo tamarta ee Soomaaliya iyo Türkiga uu sii xoogeysanayo.

Duqeyntaan ayaa timid xilli Jeneraal Mahad uu kamid ahaa saraakiishii hore ee ciidamada dowladda, waxaa weerarkaan lagu tilmaamay iskuday dil oo lagu doonayay in lagu khaarijiyo.