Duhur kasta waxaan tagi jiray masaajidka ugu weyn xaafadda magaaladii aan deggenaa ee Muqdisho, si aan ugu nagaado, maxaa yeelay qado aan cuno ma haysan, waxaan...
السَّلاَمُ عَلَيْكُمْ Assalamu Calaykum Ilaahay waa illaaha awooda badan ee abuuray dunidaan aan ku noolnahay. Ilaahey wuxuu abuuray cirka, dhulka, qoraxda, xidigaha, dayaxa iyo wax walba...
A woman walks by a Kenyan soldier on the perimeter of Kismayu airport controlled by the African Mission in Somalia (AMISOM), REUTERS/Siegfried Modola NAIROBI – African...
Han-weynidu ama in la hawoodo oo meel fog la higsado lana hindiso siddii loo gaari lahaa waa kalinta loo maro hormarka iyo guusha. Dadka hormarka sameeyey...
Assalaamu Calaykum! kusoo dhawaada barnaamijkii cunta karinta. Maanta waxaan barani doonaa sidda ama qaabka loo kariyo shaaha. Sidda aan wada ogsoonahay marwalbo waxaa wanaagsan inaad ku...
TDFH waxay u taagantahay T=Waxyaabaha Taabbagalay, D=daciifnimo, F=Fursadaha iyo H=Hanjabaada. Xisaabta waxaa loo isticmaalaa in wax lagu xisaabiyo, waxay leedahay qaacidooyin loo maro markii la isticmaalayo...
Assalamu Caleykum waa barnaamijka cunta karinta. Maanta waxaan sameyni doonaa muufo Soomaali oo macaan, Insha Allah. Sidda aan wada ogsoonahay marwalbo waxaa muhiimsan in gacamaha la...
Hogaamiyaasha Soomaaliya waxay la deris yihiin hogaan guracan. Sidda qolooyinka diimaha isticmaalayo maanta iyo kuwa qabyaaladda ay hogaanka u hayso. Haddii aan raggaas ku tilmaamay hoggaan...
Diinta iyo dowladda oo la kalla soocaa waxay shacabka fursad u siinayaan inay madaxdooda doortaan, isla markaana la xisaabtamaan. Diinta iyo dowladda oo la isku...
24kii sano ee ugu danbeysay waxay dhalinyaradda Soomaaliyeed ku naf waayeen Safaradda tahriibka ah, gaar ahaan saxaraha u dhaxeeya dalalka Sudan iyo Libya, iyo badda...