Hoggaamiyayaasha bartamaha Yurub iyo dalalka Balkanska, ayaa ku heshiiyay in ay u sameeyaan hoy kummeelgaar boqol kun oo kale oo muhaajiriin ah oo isku dayaya inay...
Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda caafimaadka adduunka WHO, ayaa lagu sheegay in cunista hilibka cas iyo kuwa la warshadeeyay ay kordhin karaan qatarta kansarka....
Su’aal ay in badan ka dooddeen waxgaradka adduunka, ayaa waxay leedahay: waa maxay mowqifka dowladda ee ku aaddan akhlaaqda dadka? Haddii si kale loo yiraahdo: waa...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho, warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Boqortooyada Netherlands wakiilka uga noqon doona Soomaaliya,...
Gudiga Yurub ayaa sheegay in habka adag ee caalamiga ee ay shirkadaha u isticmaalaan inay ku yareeyaan canshuurta ay bixiyaan inay ka soo horjeedo sharciyada Yurub....
Warbixin cusub ayaa sheegaysa in toddobo boqol oo qof oo reer Kenya ah ay guryahooda ku noqdeen sanadihii ugu danbeeyay, kadib markii ay ka soo baxeen...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer ee uu ka jeediyay furitaanka shirka madasha wadatashiga Doorashooyinka 2016 ee ka furmay magaalada Muqdisho kaga hadlay arrimo...
Wada hadallo socday tani iyo sanadkii 2003dii ayaa waxa ay ku saabsanaayeen sidii Afrika ay u yeelan lahayd ciidmo heegan ah oo si degdeg ah uga...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga Somaliland, Muuse Qaasim, ayaa maanta rasmi ahaan shaaca uga qaaday in haamaha keydka shidaalka ee Berbera, ee muranku ka taagnaa, loogu wareejiyay shalay...
Wasiirka Difaaca Soomaaliya Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo uu wehliyay Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Sareeya Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa dalka Jabuuti kaga qeyb galay...