Sidaad ku taqaano dawarsaduhu waa qofka umadda kale waydiista iney wax taraan waliba iney cuno ka helaan, hu, siyaan amaba siyaaba kaleba gacan u weydiistaan, iyagoon...
Inta badan magaalooyinka Yurub waqtiyada dalxiisayaashu tagaan ama fasaxyada waxa aad uga badan jeeb-tuuga ama jeeb-siibka, kuwaasoo inta badan qofka aan la socon dhaqanka halkaas ka...
Madaxweynaha dalka Zimbabwe Roberto Mugabe, ayaa Shirka Madaxda Midowga Afrika ee ka socda Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, waxa uu shalay ka jeediyay Khudbad kulul. Mugabe...
Madaxa hawlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa walaac weyn ka muujiyay qiimo dhimista lagu sameeyay mushaarka ciidamada AMISOM. Qiimaha laga jaray mushaarkaan ayaa ah 20%. Qiimo...
Jean Bedel Bokasa: Waxuu ahaa madaxweynahii hore ee dalka (Jamhuuriyada bartamaha afrika) ninkaas oo mar dambe keligii isu caleema saarey inuu yahay boqorka wadankaas waxaa marka...