Islaantan da’da wayn ee lagu magacaabo Anatolia vertadella waa 101 sano jir ah oo u dhalatay wadanka talyaaniga aya waxa ay dhashay wiil 9 garam culayskiisa...
Caasim ibnu Saabit saxaabi la odhan jiray ayaa 3 walaalo ah oo gaala ah dagaalkii badar ku dilay. Gabadh saddexda nin ay walaalo ahaayeen ayaa ballan...
Aragu waa xubinta ugu muhiimsan bani aadamka waana muhiim in la dhowraa oo laga taxadaraa waxaad tahay mid wax aqriyaa misana isticmaala aaladahaan horumaray ee dunida...
kor u qaad madaxaaga, ka baraarug waxan kugu habsadey, oo waa maxey? dee waa murugo, Erayga muruga waa eray ku soo noq noqda nolosheena in la...
Qormadeenan maanta waxan kuso qaadan doonaa bilaha sanadka iyo waxa bil walba soomaliga looga yaqaano madaama oo wakhtiyadan danbe aad moodo in la ilaabay ama aanay...
Qofka dhinaca xun wax ka eegaa waa mid necbaysta dunida dhamaanteed. Wuxuu dunida ku arkaa indho shar badan, oo meel kaste fool xumo u muujinaya. Ubuxu...
Nin aya kaligii sheekeystay waxaa uuna is weydiiyay waa maxay Maah Maahda dhahaysa sir dumar lagama sal gaadho bal kawaran hadii aan ka sal gaadho hadii...
Damashaadka Liido ee maanta. Liido waa meel dadweynaha aad u jecelyihiin markii loo fiiriyo xagga bashaalka iyo damashaadka. Waxaan is dhihi karnaa waa goobaha ugu muhiimsan...
Waa maxay siyaasad? Siyaasaddu waa eray asal ahaantiisa kasoo jeeda afka carabida, macnayaal kala duwan oo meeqaamo kala duwana waa lasiiya waxa uu la dhig yahey...
Waxa ugu qiimaha badan ee uu aadamuhu gaadhi karaa waxa weeyaan inuu ku sugnaado farxad iyo raynrayn, waqtigiisana ku qaato kalgacal iyo wanaag, si ay u...