Nabada waa tiirka koobaad ee aas-aaska noolasha ama xaalad xasiloon oo lagu wada noolaankaro, su’aasha isweydiinta mudan ayaa ah, maxaa keenay in nabadu tahay muhiim. Sidee...
Dadka Afrika waxaa ahaayeen badeeco laga ganacsado, waxaana loo iibgeyn jiray wadamadii gumeystayaasha. Xiligaas waxaa dadkani si aan caadi ahayn u iibgeyn jiray ganacsatadii ka tirsanaan...
Faraqyada u dhaxeeya dhinacyo badan ayaynu ka eegi karnaa, waxaana ugu dhaw muuqaalka, saliidaha laga tuujiyo dhirta markasta waxey ahaadaan dareere ha noqoto jawi qabaw iyo...
Qaab-dhismeedka Ururka waa qaab loogu tala galay in loo dhiso ururka. Urur walbo wuxuu leeyahay qaab loo sameeyay iyo danihii loo abuuray. Marka laga yimaado...
Soomaaliya waxaa ka jiray dagaalo qabiil mudo kusiman 23 sano, colaadaasi waxaay sababeen burbur hantiyeed, dhimasho iyo dhaawac waayay daryeel caafimaad iyo macaluul iyo gaajiyo dhibaateysan...
Qaarada Afrika waxaa ay soo martay xili ay dadaal ugu jirtay sidii ay wadamadeeda xoriyadooda uga qaadan lahaayeen Gumeeystihii haysan jiray. Waxaa naftooda u huray in...
Waxaa uu Illaahay Bani’aadamka u sameeyay sida ugu quruxda badan balse waxaa la yaab noqotay in dumarkii Soomaaliyeed qurux doodii ku qanci waayeen oo ay bilaabeen...
Walasaqo walasaqadu waa ciyaar soo jireen ah waxey leedahay dhaqdhaqaaqyo xiiso badan oo dadka soo jiita, ciyaartan waxa laga ciyaaraa deegaano badan oo ay ka mid...
Xisaab ama xisaabin waa hab ka mida hababka lagu ilaaliyo, daba galo isla markaana loo kaantaroolo dhaqaalaha amaba lacagaha, ha noqoto tu dawladeed iyo tu shaksi...
Ganacsiga yar-yar waa ganacsi si gaar ah loo leeyahay. Ganacsiga yar-yar caadi ahaan wuxuu leeyahay tiro yar oo shaqaallo ah. Maamulka Mareekank ee ganacsiga yaryar ee...