Maqaalkaan oo aan ku falanqeeyn doona xaaladda dhaqaale ee Waddamada Islaamka, khayraadka dhabiiciga ah ee Illaahay siiyay, iyo sababaha kaliftay in dunida islamku ay kamid noqdaan...
Barakac waa dad kasoo barakacay dhulkii ay lahayeen, una haajiray goob aysan ku lahayn codbixin iwm. Sidoo kale dalkaaga gudihiisa waxaad ku noqon kartaa barakac waa...
Awooda uu leeyahay hogaamiyaha waxaa lagu qayaasi karaa sida uu wax aga dhaadhicin karo ama uu u badali karo bulshada uu u taliyo, awooda hoomiyaha waxaa...
Hooyada waa lama huraan waa macalinka, dhakhtarka, ababiyaha, afgartaha qof aan juuqna odhaneyn, jaleecada kaliya ayey ku garataa wax ala waxaad tabaneyso, ilmaheedu waxa uu u...
Halkaan maanta waxaan kaga hadlaynaa waxybaabo hadaad samayso nafsadaada ka dhigaaya maalintaas oo dhan maalin farxad leh Wanaaji isticmaalka wanaagsan ee tamartaada, ma aha waqtigaada oo...
Qaabka hada la isticmaalo ee magac loogu bixiyo xayawaada waxaa soo hormariyay Carolus Linnaeus qarnigii 18 aad. Qaabkaan ayaa ah mid ay xayawaanadu leeyihiin labo magac...
Ka dib markii uu wadanka ka dhacay burbur baahsan, Soomaali aad u badan ayaa waxay gashay wadamada caalamka si ay u helaan nabad galyo. Burburkii waxaa...
Waa hababka ay shirkadu ula dhaqanto amaba u xidhiidhiso macaamiisheedii ay hore u haysatey. Marka la hadlayo macaash korodhsi (profil increase), waxana sal u ah korodhka...
Hanti Dhawr (auditing) Hanti dhawrku waxa uu soo hoos galaa xisaabaadka, waa xaqiijinta isu sar goynta amaba hubinta lagu sameeyo shirkada iyadoo la adeegsanayo habab...
Waa geedi socodka iyo qorsheynta shaqaalaha si ururada u noqdaan ururo qiimo ama tayo fiican leh. Maamulka qeyraadka bini’aadamka waa qeybaha ugu muhiimsan ee lafdhabarka u...