Jabka waxaa loo kala saaraa labo qeybood oo kala ah jab fudud (Xiran) iyo jab ay xaaladiisu adagtahay loona yaqaano jab furan. Jab fudud (Xiran) Majiro...
Dhaawacyada Xabadda, Tooreyda iyo caabuqyada kale ee qatarta ah. Qatarta Caabuqa: Dhaawac kastaa oo ay keento xabad ama tooreey waxaa uu qatar ugu jiraa in uu...
Shaqo la’aanta dhalinyarada Soomaaliyeed ee dhalisay in ay ku kacaan falal ay ka mid yihiin xagjirnimo, tahriib iyo burcadbadeednimo u horseeday in dhalinta Soomaaliyeed ay ku...
Madaxweynihii ugu horreeyey Xasaan Sheekh Maxamuud oo ogaaladay in Kenya ay derbi ka dhisato xaduuda u dhaxayso Kenya iyo Soomaaliya. Waana arrin keeni karayso in lagu...
Waa muhiim inaan fahano ama aan barano sidda loo sameeyo CV-ga. Dabcan wax badan waxaad maqashay CV. Uma maleynaayo inaadan waxbo ka aqqoonin sidda loo sameeyo...
Diinta islaamku maxay ka qabaa cunista qaadka, runtii culumo waa weyn oo bulshadda soomaalliyeed magac ku leh sida Sh. Cumar Faaruuq, Sh. Cabdulqadir Nuur, Sh. Cabdi...
Waligii qayilaad umuu fadhiisan niyadiisana kuma soo dhicin inuu qayilo, mid ay saaxiibo ahaayeen uunbaa maalinkasta ka qaada lacag oo ku yidhaahda inder qaadka ii qaad,...
Caqli badnaanto waxay leedahay awood wax lagu barto wali sidda ugu fudud inaad wax ku barani karto. Caqli badnaantu waxaad ka faa’ideysaa qaabka ugu wanaagsan ee...
Inta aad uurka leedahay, waxa laga yaabaa inaad yeelatid xoogaa ah dhib iyo raaxo-daro hadba marka jirkaagu is beddelo. Isku day talaabooyinkan aasaasiga ah oo la...
Nidaamkaan ayaa ah mid loogu talagay in caasimadaha loogu badalo wadamo degmooyinkana Caasimado tuulooyinkana degmooyin. Soomaali haday isku duubnaato waa ay adagtahay si looga reeyo balse...