Hadii uu ogaan lahaa ninku shaqada aqalka Faa’iidada ay leedahay waxa uu kula tartami lahaa xaaskiisa sida ay sheegtay Alexandra Burchard Barker oo ah khabiirad Jarmal...
Qaadka laga joojiyay Soomaaliya waa guul usoo hoyatay dhammaan ummada Soomaaliyeed. Sawabtoo ah waxaa bad-baadaayo biilkii ilmaha yar loo soo waday iyo guud ahaan dhaqaalaha ummada...
Shicaarka waa qodob muhiim u ah shirkadaha inay guulo ka gaaraan. Maxaa yeelay shirkadaha waxay ku hamiyaan inay noqdaan shirkada kali ee horumar weyn ka gaartay...
Wadaniyada waa shey muhiim u ah dhammaan bulshada ku nool daafaha caalamka. haddii aanan la helin isku doobni mideysan oo ka dhaxayso ummada Soomaaliyeed meel walbo...
Sheekadii waxay inoo maraysay Oday Maxamuud oo ninkii libaaxa laga riday ahaa iyo Cabdulaahi oo reerkii odayga jooga iyo Maxamad oo saaxiibkii waa yay magaaladiina cidla...
Soomaalida waa shacabka kali ah ee dhaawac xoog leh ka soo gaaray gacmaha isticmaarka ee dhanka Bariga qaarada Afrika iyo Badda Cas. Dhulkooda waa la kala...
Maahmaahdu waa hadal murtiyeed, inta badan ka hadasha waayo aragnimo ama dhacdo qof soo martay kadibna ay ku reebto erayo xikmadaysan oo cabiraya dhacdadiisa saamaynta ku...
Horumarka uu sameeyo ganacsigaada ma ahan wax hal maalin ku yimaada ee waa wax marwalbo qaato wakhti dheer. Si aad u hesho guulo la taaban karo...
Sheekadii waxay inoo maray say ninkii cabdu laahi oo arigii soo helay gabadhiina uu adaygii sii yay intaakadib waa kii loo sheey gay in saxibkii maxamad...
Dowladda waxay dowlad u tahay waa bulshada, haddii la waayo dowlad illaaliso dhaqanka iyo caqlaaqda midkeeda wanaagsan waxaa meesha ka baxo dadnimada bulshada, waliba waxaa hoos...