Sheekadii waxay inoo maraysay Maxamad oo xabsiga loota xaabay isaga iyo Cabdulaahi oo maxaabiis wada ahna waa kii hortooda lagu toogtay arintii gabadhii maxamad arinka ufa...
Waa ayaan daro in la dagaalamo wakhtiyadaan la joogo, walina lagu dagaalamo dagaal aan la ogaani Karin guushiisa halka ay ku dambeyni karto. Labada maamul ee...
Xalay markii aan seexanaayay waxaan daawaday Video ka hadlaayo in Soomaaliya tahay dalkii guuldareystay, isla xalay waxan go’aan ku gaaray inaan wax ka qoro arimahaas marwalbo...
Qorshaha suukh-gaynta waa qayb ka mid ah qorshaha ganacsiga ‘’business plan’’. Marka la qoraayo qorshaha guud ee ganacsiga waxaa loo baahan yahay in si gaar ah...
Dastuurku waa heshiis bulsho ka dhaxeeyo oo qeexaayo xiriirka ka dhaxeeyo muwadiniinta iyo dowladooda waana Axdi lagu caddeynayo nooca doorasho ee dalka ka dhacayso, siyaasadda dalka,...
Warshiikh ama (Warsheekh) waa magaalo xeebeed oo ku taalo gobolka Shabeellaha Dhexe ee koonfurta soomaaliyaMagaaladaan waxee caasimada muqdisho u jirtaa qiyaas ahaan 65km, waxeena leedahay taariikh...
Qofka oo aan naftiisa ku kalsoneyn. taasina waxay qofka u sababtaa inuu san sameyn wax isku day ah waxa uuna noqdaa qof dib u gurasha badan ...
Waxay sheekadii inoo maraysay maxamad oo ka war helay koox maxaabiistii kamid ah oo gooni looga madhay dadkii kale wuxuuna go aan saday bal inuu soo...
Dad badan waxay in mudo ah isweydiinayaan sidda ugu wanaagsan ee loogu guulaysto nolosha. Aqristoow waligaa ma isweydiisay sidda ugu wanaagsan ee loogu guulaysani karo nolosha?...
cagaarshowga ama jooniska waa cudur dhibaato weyn ku haya bulshada caalamka, sidaas darteed sanad kasta 28-ka July waxaa loo asteeyay maalinta cagaarshowga adduunka, si bulshada caalamka...