Hadaf in la gaaro waxaa ka horreeya hammi. Si kale haddii aan u dhigo, in aad ku riyooto ayaa ka horreysa in aad wax ku dhaqaaqdo....
Waxaan rajeynayaa inaad in badan maqashay xisaabaadka ganacsiga. Xisaabaadka ganacsiga oo afka ingiriiska lagu yiraahdo “business accounting”. Mawduucaan wuxuu ku saab-sanyahay qeybaha ama noocyada ay u...
Shir ay 1977 yeesheen Hoggaamiyaha Cuba iyo Hoggaamiyaha Jarmal Bari ayay uga hadleen Soomaaliya iyo Ethiopia. Arkiifiyada Jarmalka ayaa 2005 dibadda soo dhigtay wixii lagu wada...
Daacadnimadu waa shay muhiim ah oo had iyo jeer looga gudbo aafooyin badan waana tii uu lahaa Abwaan Hadraawi: “Inkastaad dabbaashiyo taqaan duurka xuliddiisa Ood dabin...
Caabuda Eebe hana la wadaajinina waxba, Labada waalidna u wanaag fala) An-Nisaa’:36
Waxaa jira waxyaabo badan oo aad u baahantahay inaad barato haddii aad doonayso inaad noqoto ganacsade. Inaad noqoto ganacsade waa wax iska fudud, balse waxaa adkaani...
Soomaaliya markii ay xornimada qaadatay ee ay Midoobeen Gobolladii uu Ingiriisku gumeystay iyo kuwii ay Qarammada Midoobay gaarsiisay xornimada ka dib sannado badan oo gurmeysi Talyaani...
Inta badan waxaad moodaa inay iskumid yihiin maamule iyo hogaamiye. Balse adiga ma qabtaa aragtidaas? Ma waxay kulla tahay inay isku mid yihiin maamulnimada iyo hogaamiye...
Saaka markii aan toosay waan kallahay. Waxaan maray mid ka mid ah waddooyinka laamiga ah oo uu Turkigu ka dhisay caasimadda Soomaaliya. Waxaan tegey Terminalka cusub ee...
Dhowaan waxaan qoray saameynta ii muuqatay ee Shilkii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ee 1986. Mar waxaan soo xigtay Madaxweynaha oo Golaha Wasiirrada uga warbixinaya xaaladdiisa caafimaad....