Dunidda waa imtixaan, maalin walbo waxay sidataa darajadii Alle swc ugu tala galay. Waxaad ku jirtaa nimco adduun balse waxaa laga yabaa inaadan dareemaynin nimcadaas. Taariikhdaan...
Hal-ku dhig waa erayo la isku geeyay oo loo isticmaalo suuq-gaynta. Erayada hal-kudigga waa inay noqdaan erayo si fudud loo xasuusani karo. Dhammaan shirkadaha waa weyn...
Dhammaanteen beenta waan soo wada sheegnay. Marar badan waad maqashay aniga been ha ii sheegin, mise inaad istiraahdo Alle maxaan beentaas u sheegay? Waxaa kaloo jirta...
Dhaqaalaha fashiistaha ah waxaa lagala jeedaa siyaasadda dowladaha fashiistaha ah. Dowladaha ku shaqeeyo qaabka dhaqaalaha fashiistaha ah waa dowladaha hanti-wadaagga sidda dowladii horre ee Maxamed Siyaad...
“Maamul xumada waa dhibaatooyin ay ka wada simanyihiin dhammaan caalamka oo idil. Dhibaatooyinka maamul-xumada waxaa loo baahnaa inay hoos u dhacdo madamaa dunidda horumar gaartay. Iyadoo...
Niyad-samida – eraygaan Afsoomaali ahaan dad badan wey fahmi karaan waxa lagala jeedo niyad-samid. Balse macnaha ay jumladaan ugu jirto waa maxay? Macanaha guud ay jumlada...
Inaad qoraa noqoto ma ahan wax fudud. Dad badan ayaa jira oo ku fakiraayo inay noqdaan qoraa, balse waxay dareemayaan inay ku adagtahay inay wax qoraan...
Guud ahaan marka laga hadlaayo ganacsi waa waxyaabaha u baahan in si diiran loo sharaxo marka la doonaayo in la bilaabo ganacsi. Waxaana wanaagsan in lalla...
Wakhti-yadaan dambe waxaa siyaasadda Soomaaliyeed ka soo ifbaxaayo ama kasoo dhex-muuqanaayo dhalinyaro waxbartay, hadana doonaayo inay wax u qabtaan dalkooda, diintooda iyo waliba dadkooda. Marka la...