Soomaalidii horre aad bay gabdhuhu agtooda qiima wayn ugu lahaayeen colaada. Soomalidu isku laysana ka mid ahaan jirtay markii gabadh wax layeelo hadduusan si deg-deg ah...
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee Qarammada Midoobay ICJ ayaa Khamiista 2-da Februray 2017 saacaddu marka ay tahay 5-ta Galabnimo wakhtiga Soomaaliya waxaa ay soo saari...
Waxay ahayd sannadkii 2004 magaalada Nairobi markii Maxamed Cumar Xabeeb, oo ay dadku ugu yeeri jireen Maxamed-Dheere, uu bil gudaheed isaga casilay kursigii Baarlamaanka ee uu...
Waxaa nalagu aruursshay jeel, makhribkii ayaa waxaa Albaabka nooga soo galay mid kamid ah askarta wuxuuna nagu yirri “Waxaad cuntaan ma u baahan tihiin?” haa ayaanu...
Erayga istaraatiji asal ahaantiisa wuxuu ka yimaaday dalka Gariiga “strategos” oo macnihiiisu yahay guud ahaan ama guud. Macno ahaan erayga waxaa loo isticmaali jiray jihada...
Sheekadu waxay maraysay iyadoo ay su’aallo na weydiinayaan wiilashii isbaraada joogay……. Taliyihii ayaa imaaday oo xaajiyad HILUX ah watta oo ay la socdaan dhowr ASKARI wali...
MASCUUD, waa mid kamid ah Magafayaasha kuwooda ugu naxariista darran wuxuu darxumo iyo jirdil nafta uga siibay boqolaal dhalinyaro Soomaaliyeed ah. Mascuud waa Liibiyaan Madow wuxuu...
Abaartu waxaa ay ka mid tahay masiibooyinka halista ah kuwaas oo saameeyn ku yeesha noolasha dhamaanteed, abaartu waa masiibo soo jireen ah taas oo dunida Illahay...
waxay sheekadu maraysay iyadoo isbaaradu waxyar noo jirto eeyna nagu qaylinayso. Waxaannu iswaydiinay war dib ma ulaabanaa? maya walaahi ma laaban karro, halkaan ma iska seexanaa oo...