Xudeyda waa magaalo xeebeed waxay kutalaa waqooyi galbeed Yemen. Saacado kadib xaajiyadii waxay na keentay meel baadiya ah oo ay hal qoys daganyihiin waa meel saxare...
Iskuday inaad waqti cayiman siiso qoraalkaan nuxurka iyo qaayaha ku fadhiya. Qoraalkaan wuxuu xambaarsanyahay macnaha guud ee waayo aragnimada nolosha aadanaha, waxaana jeclahay inaad wax...
Ha oran hebel nama yaqaan wakhtiga danta uu leeyahay maahane, ee waxaad dhahdaa waxaa mahadleh Allihii igu karaameeyey inaan dadka dantooda u fuliyo, waayo waxaa...
Dad badan ayaa siyaasadda waxay u fahansanyihiin si qaldan. Dadka qaar markaad kusoo sheeg qaado siyaasadda waxay ka aaminsanyihiin inay tahay been iyo in xoolaha dadka...
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, kadib markii uu ka adkaaday Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed. Wareegii labaad...
Soomaaliya waxay gashay marxalad cusub. Dalkeena waxaa ka dhashay dowlad cusub, waxayna umadda Soomaaliyeed ay rajeynaysaa inay heli doonaan nabad iyo burwaaqo lagu nagaado. Sidda ay...
Waqtiyadaan dambe waxaad maqashaa doorashada dadban, balse waa maxay doorashada dadban? Waxaan isku dayayaa inaan ka jawaabo su’aashaas jawaabteeda. Waa wax iska fudud oo ay cidwalbo...
Waa maanso cajiib ah, waxayna ku saabsantahay doorashada ka socoto Soomaaliya sanadkaan 2017. Maansadaan ayaa ka turjubanayso hab-dhaqanka cusub ee siyaasadda Soomaaliya. Soomaali horey ayaa waxay...
Waxaa laga yabaa inaad su’aashaasi dhowr mar isweydiisay, balse laga yaabo inaad jawaab sax ah u weysay. Waxaa jira dhaqamo soo jireen ah oo ay aadanaha...
Waxaanu mar labaad gacanta u galnay nimankii mukhalasiinta ahaa. Waxay noo kala qeybsadeen dhowr qeybood anagoo lix ah ayaa nasiibku iskaano raaciyay. Mukhalaskii wuxuu na dajiyay...