Cilmiga Kimisterigu, (Chemistry) waa barashada laga maar-maanka ah ee cilmiga sayniska maatarka , iyo isku dhisyada iyo sidoo kale hababka ay u falgalaan. Haddaba ugu horeyn...
Telkii toronyaha ayay ku hadlleen, waxayna nagu dheheen layrkaa ma ujeeddaan inoo muuqanaya waa ciidamada badda Sudan, hadday ina qabtaana annagana xabsi ayay na dhigayaan idinkana...
Waayo aragnimada waa shey qaali ah oo hadana muhiim ah. Cidwalbana waayo arag iyo xikmadle ma noqdo. Qofka marka uu la kulmo waayo aragnimo dheeri ah...
Cilmiga bulshada (Social sciences) (علوم اجتماعية) Dhowr laamaha waxbarashada ka mid ah oo darsa xaaladaha dadka iyo saamaynta ay ku leeyihiin deegaanadooda ayaa laysku yiraahdaa culuumta...
Juqraafiga waa cilmi dersa khariidadaha adduunka oo ay hoos yimaadaan dhullalka, webiyada iyo badaha. Howraar kale, jugraafigu waa barashada sidda aadamuhu ugu dul noolyahay koonka ayadoo...
Waa cilmiga barashada noolaha. Waa wax ama qeyb ka mid ah cilmiga Sayniska ee ka warama waxbarashada noolaha, nolosha iyo dhammaan walxaha aan nooleyn. Bayoloji waxa...
Fahanka nolosha guud waxay u baahantahay inaad fahanto aragtida ku salaysan waa maxay nolosha guud? aadanaha marwalbo waxaa la soo deriso dhibaatooyin badan iyo qalallaad ka...
Waxaa laga yaabaa in aanay maankaaga ku soo dhicin in madaxweyne Afrikaan ah uu yahay madaxweynaha ugu caqli badan aduunka. Robert Mugabe African PresidentWaxaa kale oo hadana...
Qoraalkaan waxaa si cilmiyeysan u diyaariyay qoraagga Saciid Cali Shire oo wax badan wax ka qoray ganacsiga iyo dhaqaalaha. Qoraalkaan wuxuu aad u anfacayaa ardayda dhigato...
Maqrib ayay noqotay qof,walba meel ayuu gaajo haraad iyo daal kula dhacay heblaay xabad nabaad ah ma haysaa? Maya walaahi. “Yaa wax sonkora haya?” heblaa wadnuhu...