Bulshada caalamka waxaad ku arkaysaa labo qof oo murmaayo, laakiin ogaaw labada qof mid ayaa saxan marwalbo. Iska illaali inaad muranka caado ka dhigato, maxaa yeelay...
Shakhsi walba oo muslim ah waxaa u haboon inuusan dayacin waqtiyada cibaadada siiba bishaan barakeysan ee Ramadaan waana inuu ahaado midka ugu horeeya una baratama inuu...
Asal ahaan geedka sanjabiilka waxay taariikhda sheegeysa In laga helay Duurka dalka Hindiya. Magaca zanjabiilka cilmi ahaan waxa afka qalaad lagu yiraahdaa Ginger (Zingiber officinale). Waxa uuna...
Macluumaadkan sirta ah waxaa loo gudbiyaa madaxweynaha ama madaxweyne ku xigeenka, laakiin inteeda badan waxaa lala wadaagaa madaxda waaxaha ammaanka ee kala duwan. Tusaalle ahaan, Madaxa...
Wadamada qaar sidda Mareykanka, Canada, Jarmalka iyo Switzerland qaabka ay fariimaha u diraan waa qaabab la fahmi karo, waxayna isticmalaan erayo la fahmi karo oo si...
Caruurtaa waa nimco ilaahay uu bixiyo waa taranka aadanaha oo lamanaaha isaqaba ilaahay uu ku irsaaqo ubad matala magacooda waana farxad iyo wanaag ilaahay waxa uu...
Waxaa jira dad badan oo aad u isticmaallo aaladda Intagramka, laakiin aysan ogayn dhibaatada caafimaad ee ay leedahay isticmaalkeedda. Waxwalbo oo aan isticmaalno waa inaan ogaano...
Wiil yar ayaa hooyadii weydiiyay “Hooyo maxay haweenka la ooyaan? Adigana maxaad u ooysaa?!!!”. Hooyaddii ayaa ku jawaabtay “sababtoo ah waxaan ahay haweeney!” Wiilkii yaraa...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay ku dhawaaqday in lacagtii ugu badneyd ka soo xareyso canshuuraha laga qaado Qaadka ka yimaada Kenya ee ka soo dega garoonka diyaaradaha...
Nolosha maalin walbo waxaad la kulmaysaa siyaabooyin kala duwan. Hadba waxay ku tiirsantahay waxaad ku sugantahay maalinkaas. Dunidda inta aad noloshahay noloshaada murug iyo farxadba wey...