Macalinku waa bini’aadan, waa iftiinka nolasha ardayda. Macalinka wanagsan astaamo farabadan oo lasoo koobi karin ayuu leeyahay. Macalinka markasto waxa oo u taaganyahayinnuu wax baro ardayda markasto wax un...
Ilaahay ayay u sugnaatay mahad, Naxariis iyo nabad gelyo naxariis illaahay korkiisa ha ahaato Nabi Maxamed. Fadliga ay leedahay bisha ramadaan guud ahaan waa mid weyn...
Waxaa jira daraasado badan oo laga sameeyay noocyada dabeecad ahaan ee bini’aanka iyo shakhsiyad ahaantiisa. Daraasadahaas badan hal nooc iskuma raacin oo way isku khilaafeen mana...
Waxaa la ogaaday marwalbo oo aad wakhti la qaadato dad waxtar leh waxaa isbedel ku dhaca noloshaada iyo waliba waayo aragnimadaada. Siddoo kale haddii aad wakhtigaaga...
Waxaan imika soo gaaray maama Maymuun oo 2da gacmood ka jaban waxaa kaloon arkayaa dadkii kale oo midba meel yaallo, qaar baa madaxa dhiig ka socdaa,...
Haweeney 81-jir ah oo sameysay koox haween kaliya ah oo qashinka ka uruuriya tuulada ay ka deggan tahay dalka Lubnaan ayaa haatan waxaa ku soo qulqulaya...
Waagii hore illa hadda bini’aadanka waxa uu ku noolaa dhulka waxa uuna cuni jiray waxa dhulka ka soo baxa waxa uuna beeran jiray dalaga waxa uuna...
Waan ogahay muuqaalka sawirkaan innuu yahay muuqaal laga naxo, balse waxaan kuu sheegayaa inaysan dunidda jirin gargaar wax la yiraahdo. Yaa ka masuul ah dhibaatada noocaan...
“warbaahinta waxa dambiile ka dhigi kartaa qof aan dambi qabin, waxayna dambi laawe ka dhigi kartaa qof dambiile ah” -Malcom X. “qof walbo oo warbaahinta gacanta...
Qoraalo ay sameeyeen dad caan dunidan ka ah laakiin aan Muslim ahayn ayaa waxay qirayaan in qofki ugu saameynta badnaa uguna waynaa xaga caqliga, maskaxda, hoggaaminta...