Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa si kulul u weeraray jaamacadaha dalka ka howl gala, oo uu ku tilmaamay...
Sideedaba waxaynu iskaga noolnahay waxa dibada laga soo waarido oo aynaan waxba ku lahayn haba yaraatee, waana dhibta haystana Soomaalida iyo Afrikaankaba in loogu keeno gargaar...
Waxaanu hadda hor fadhinaa xooshka ama hoolkii Magafaha ee aan dayna ku bixin lahayn iminka ayaa albaabka sarre la furay waxayna nagu amreen inaan xaroono...
Halkan waxaan kusoo gudbin doonaa warbaxin aan ka diyaariyay gaalaysiinta dadka caadaysatay hadal uu leeyahay Sheekh C/lladiif bin C/raxmaan Aalasheekh, oo ahaa muftigii najdi (Ciraaaq) xilligiisii,...
Aqristaha sharafta leh wuxuu marwalbo isweydiini karaa bal mawduucaan muxuu yahay siddee ayaad uGu mid noqoni kartaa guulastaha koowaad ee la sheegaayo? Waxaan iskudayaa inaan kusoo...
Waxaa jira arday badan oo jaamacadaha ku jira oo ku wareersan farqiga u dhaxeeyo Cilmi baarista iyo soo jeedinta oo afka Ingiriiska lagu yiraahdo “Research and...
Magaalada Muqdisho oo ah Caasimadda Soomaaliya kuna taala Xeebta Badweynta Hindiya waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu da’da weyn dalka Soomaaliya iyo weliba magaalooyinka dunida. Taariikhyahaanadu...
Maalin walbo waa maalin cusub, wakhtigana waa harka labadiisa gelin. Qofwalbana oo adduunkaan kunool wuxuu marwalbo raadiyaa waa horumar iyo farxad innuu helo inta uu...
Wadan:- marka la fasiraayo waxaa weeye meesha uu insaanka daganyahay. Cilmi ahaan waxaa wadan la yiraahdaa: Wadan waxaa weeye meel ku taalo juquraafi ahaan qaaradaha aduuka...