Cunnista qaadku waxay burburisaa ilkaha iyo cirridka, taasoo dhibaato u keenaysa hawsha calaalinta iyo caafimaadka afka, waxay fududeysaa cudurrada faafa ee ku dhaca ilkaha iyo ciridka...
Waa qaybtii labaad,iyo taxanaha sheekadeenii Aynu ugu wanqalnay “Nasiibkii talefankiyo Noloshii ka danbaysay” hadii aan inyar idinka Xusuusiyo halkii ay inoo maraysay sheekadu Toddobaadkii horre,ayaa ahayd.iyada...
Sheekada qeybtii ugu dambeysay ayaan soo gaarnay. Waxaan aniga iyo asxaab kale wali ku jirnaa MAGAFE CUMAR MAHJUUB, waxaanu daris dhow u nahay gaajo, injir, kaneeco, garaacis...
Ammintu waa goor barqo ah,cirka guudkiisa sare waxa ka muuqda waxoogaa daruuro ah oo teel teel ah,sida oo kale waxa isla cirka laga dheehanayaa caadka iyo...
Marka aad dhalatay dunidda waxaa kusoo kordhay shaqsi cusub, waana adiga. Waxaan shaki ku jirin inaad adiga tahay shaqsigaasi ay dunidda sugaysay –waa adiga qofka dunidda...
Ma dooonaysaa in aad qof maskax badan noqotid? ma doonaysaa se in aad caruurtaada ku caawisid in ay dugsiga kaalin sare ka galaan? ay helaan awood...
Shaqo marka laga hadlaayo waxa jira siyaabo aad ku abuuri karto waxaad ka shaqaynayso adigoon dhaqaale badan u baahanayn habab noocee ahbaan u abuuri karaa shaqada:...
Maalin horre waxaan barta Facebooga ku arkay muuqaal ay soo dhiggeen Somali Cable TV. Wuxuu muuqaalkaas noo sheegaayay inay jiraan gabdho si adag shaqooyin ku helo...
Soomaalidu waxay lahaan jireen dhaqan soo jireen ah iyo Xadaarad farsamo oo ay ku maarayn jireen noloshooda bal aynu soo qaadano qaar ka mid ah Qalabbada...
Waxaa jira dhowr calaamadood oo lagu garto inay haweeneydu uur qaadday, ha yeeshee calaamadahaasi middoodna keligeed kuma filna inay tusaale cad u noqoto jiritaanka uurka, balse...