Sanad walbo oo tagay waxaan ka baran karnaa dhacdooyinkii ina soo maray, sidda aan ku aragno warbaahinta sanadkaan waxaa ka dhacay dhacdooyin cajiib ah sidda...
Inaad sameyso warbixin asal ah waxay u baahan tahay shaqo adag, waqti iyo ujeeddo. Ma ahan inta badan hawl aad maalin gudaheed ku sameyn karto ee...
Waxaan la soconaa in dunidda ay soo kordhayso dhibaatooyinka ka jira maalin walbo maalinta ka dambeeyo. Dad badan oo iskuugu jira waxgaradka dunidda iyo culimada aqqoonta...
Waa qaybtii afaraad iyo taxanaha sheekadeenii aynu ugu wan-qalnay “nasiibkii telefonka iyo noloshii ka danbaysay” inyar haddii aan idinka xusuusiyo halkii ay inoo maraysay sheekadu. Waatii...
Waxaa jira dhibaatooyin badan oo haysata dhalinyarada Soomaaliyeed, kuwaasoo aanan jirin cid maanta u gurmanayso oo ka celinayso ama ka hortagi karto dhibaatada haysata. Wadankaaga marka...
Inaaad aadid jaamacad ayaa mar walba loo arkaa inay tahay guusha ugu saraysa ee cilmiga iyo jidka ay maraan dhalinyarada. Laakiin dadka qaar ayaa ka leexanaya...
Waa qaybtii saddexaad iyo taxanaha sheekadeenii aynu ugu wan qalnay “Nasiibkii telefoonkiyo noloshii ka danbaysay”. Hadii aan inyar xusuustiina dib ugu celiyo qaybtii hore ee sheekada,waa...
“The type of person you are is usually reflected in your business. To improve your business, first improve yourself.” ― Idowu Koyenikan, Wealth for All: Living...
Sababta igu kaliftay inaan gabaygaan curiyo ayaa ahayd. Muda hore ayaan dalkeena ka soo tagay, waxaana aaday qurbaha. Maalin maalmaha kamida ah ayaan sawirkayga Facebook...