Qof kaste oo Facebook isticmaala wuxuu arkaa waxyaabo uu la yaabo. Waxaa ka mid noqon kara dad aadan aqoonin oo kugu soo darsada, qol ay koox...
Dawladu waa habdhis ( system) ka kooban unugyo habaysan oo xukuma, ilaaliya, xadeeya, xaliya, dabra dhamaan hab-dhaqanka bulsho meel kuwada nool una yeela bulshadaas calaamad, sooc...
Gabadha lagu magacaabo Melanie Perkings oo u dhalatay dalka Australia ayaa iyada oo 22 jir ah waxa ay curisay fikrad ganacsi oo iyada oo kale markaas...
Anigoo og adigaaga qoraalkan akhrinayaa aad garaad iyo garasho, fahan iyo fahmad, caqli iyo cilmiba aad igu dhaami karto, ayaa doonayaa in aan faalo feegaro fahanka...
Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ciyaaraha aaladda u aqoonsatay in ay ka midyihiin xanuunaha dhimirka. Qoraal dheer oo laga soo saaray ayaa lagu sheegay in...
Indheer-garad, garasho, aqoon, mutacalim intaas oo dhan isku macno miyay noqoni karaan? Dad badan ayaa aaminsan in indheer-garadnimada ay ka timaado xagga aqqoonta oo kali. Dadka...