Waa aroornimo khamiis ah, guud ahaan waxaa fasax ah dugsiyada qur’aanka.Marki aan xaafada ka soo baxay indhahaygu waxa ey qabanayeen caruur yar-yar oo kubad ku cayaaraya...
Adiga ayaa ku qornaa in aad galabta ii raacdo dhagaxdhigga sida la ii sheegay. Ayuu igu yiri isaga oo weydiin ka wada. Anna waan uga jawaabay....
Kacaanka Oktoobar wuxuu qaban jiray dabbaaldeg sannadle ah oo ku beegan maalintii militerigu uu xukunka la wareegay waa 21-ka Oktoobar. Waxay Dowladdu qabanqaabin jirtay dabbaaldeg iyo...
Marka uu dhismo Gole siyaasadeed oo Soomaaliyeed – mid Baarlamaan ama mid Xukuumadeed, heer Federaal ama heer Goboleed, saxaafadda waxaad ku arkeysaa cinwaan ku dhahaya ‘akhriso...
Haddii aad ku cusub tahay wadanka waxaa ku horyaala caqabado badan, haddii ay tahay luuqada wadanka, cimilada oo ka duwan tan Afrika iyo bulsho dhaqamo kale...
Shaki kuma jiro in Soomaalidu il gaara ah ku eegayaan dhacdoooyinka ka aloosan Itoobiya oo isbedel kasta oo ka dhaca raad ku yeelanyo Soomaalida guud ahaan....
Waxa aan taagnaa gudaha farmashiga, Lakiin Waxa aan arkay ayaa ahaa mid aan aamini waayay, Waxaan hubaa inaad adiguna aragtay dhacdo lamid ah middaan. Aabe ayaa...
Sida la ii sheegay waxu dhashay xilli aan habeenna ahayn maalinna ahayn, hooyadii iyo aabihi way isku khilaafeen magaca loo bixin lahaa oo ilaa hadda magac...
Si deggan u akhri qoraalkan kooban oo aan kuugu guud mari doono tiirarka dibloomaasiyda iyo rukunada barbilowga u ah diblomaasiyadda. ii ogolow in aan kaaga mahadceliyo...
Kobac dhaqaale waa habka, iyo xaddiga sare u kac dhaqaale, ee dakhliga qofka iyo dawladda, ee waddan, ama dal ahaaneed. Waa siyaadada ku timaadda, ama is...