Guud ahaan wacyiga bulshadeena waxa uu ubaahanyahay in kor loo qaado, qof walibana mas’uuliyad dheeri ah ey iska saarto, si aan horay ugu dhaqaaqno anagoo idil....
Salma iyo aniguba waxan ku jirnay waxbarashada heerka dugsi hoose. waan jeclaa Salma, Waxa kaliya ee aan ku jeclaadayna hadaan idiin sheego wuxu ahaa WAXAROOD ay...
Dhulkeena waa qani qayraad idil ay ku dhanyihiin dhan walbood ka eekto. Dhan waxaad ka arki xoolo nooc walbo isugo jiro iyo ugaartoon halkaas ka...
Waa maxay taabuu? Guud ahaan nuucyada tubaakada aan qaaca lahayn waxaa leysku yiraah Smokeless tobacco. Taabuu- oo ah tubaakada hada inta badan si xun usaameysay dhalinyarada...
Galápagos waa jaaiirado ku yaala Ecuador kuna caan ah jinsiga xayawaano badan oo kala nooc ah. waxaa laga fuliyay nadaafad guud oo loogu magac daray dagaalka...
Kheyraadka dabiiciga ah waxaa lagu fasiraa cilmi ahaan waa waxyaabaha jiray kol hore oo uu bini’aadnka gacan ku lahayn kana jira dhulka guudkiisa. Waxa uuna...
Buugga Guur iyo Garaad ee uu qoray Khaliif Ashkir waxaan ku arkay waxyaabo badan oo muhiim u ah inay wax ka ogadaan lamaanaha jecel inay mustaqbal...
Sababta igu kaliftay inaan curiyo maansadan waxa ey ahayd marki aan kaqeybgalay “Ololaha Nooleynta Afka Hooyo” oo ey sooqabanqaabiyeen 5dhalinyaro ah oo iyaga isxilqaamay. Taariikhduna waxa...
Qormadan la magac baxday “Daahanta Hadda Daalacan” Ku dhugo dulucda daalaadhaca daaranta, isbedelka Arrimaha Dekeda Berbera, Hal Seega, Hal Cabirka iyo Gorfaynta Go’aanka Somalia & Somaliland....
Baaritaan caafimaad oo dhowaan la sameeyey ayaa lagu ogaaday suurtagalnimada in dahab la shiiday lagula dagaalami karo cudurka kansarka. Culimada seyniska oo ka tirsan jaamacadda Edinbrugh...