Waxay ahayd Maalin aad u kulul. Ilayska cadceeddu indha ayuu naga qabanayay, heer-kulkuna waxuu gaarayay 40°. Aniga oo dhex mushaaxaya magaalo madaxdaTripoli ee waddanka Liibiya, si...
Waxaa muhiim ah in waxqabadkaaga aad talo-bixin ka hesho, weysiiyo qofka sida uu u arkay hawshaada. Sideedaba ujeedada talo-bixintu waa in qofku sii wanaajiyo hawshiisa. Isku...
Casharkan waxaad ku baraneysaa waxyaabaha looga baahan yahay qofka weriyaha inuu ku dhaqmo marka uu ka shaqeynayo goob dhibaato ay ka dhacday, qaabka aad uga bixi...
Waxay ahayd xilli casir liiq ah, boorsadii iyo sahaydii safarka loogu talagalay ma wato. Waa ka mamnuuc safarrada caynkaan oo kale ah in loo sahay qaato,...
Waxaan soo galay aqalkii yaraay ee aan dagnaay, kuna yaallay xaafadda dadka soboolka ah la dajiyo, aniga oo lugaha qaadi la’ daal iyo tabar la’aan awgeed....
Faarax waa wiil Soomaaliya, kuna dhashay Koofurta Soomaaliya. Wuxuu ku soo hana qaaday magaala madaxda Soomaaliya Muqdisho, halkaas oo uu ku soo gunaannaday waxbarashadiisa, ilaa heer...
Buuggaan yar waxa loo qoray qaab lasoo arruuriyay, dabadeedna la tafatiray. Buuggaan wuxuu guud ahaan dib u milicsanayaa qaarada Afrika kaasoo tilmaamaayo boogo badan oo weli...
Xaawo luul waa innan 15 jir ah waxa eey Ku dhalatay kuna barbaartay waddan duruufo adag eey ka jiraan gaar ahaan dhanka caafimaadka, dadkuse kale...
Wuxuu ka yimid Aljeeriya, isaga oo raadinaya nolal aad u wacan, filayana in uu ka soo cararay saboolkii, cabburintii iyo quusashadii. Baariis gudaheeda ayuu shaqo ka...
Wuxuu da’ ahaan jiray 60 sano. Tinta ku taalla madaxiisa ilaa garkiisu way wada gaduuddanayd. Wuxuu ahaay baraha loo gu jecelaay dugsiga sare ee Usaama Bin...