Kalyo xanuunku waa xaalad caafimaad darro oo lasoo derista binii aadamka qarkii .caafimaad darradasoo ka bilaabata kadib marka uu kudhaco caabuq infekshan ah Kalyaha iyo...
Qaaradda Afrika meelo badan oo ka mid ah ayey ka ambabaxaan dadka suudalka ku mara dhulka lama degaanka ah ee Suudaan ilaa Liibiya looga sii...
Suudalku/tahriibku waa socdaal aan ogolaasho loo haysan badanaaba dadku u qoraan qaab Af Soomaali ah oo ka soo jeeda Af Carabi. Erayga Tahriib wuxuu ugu...
Bashiir Makhtal Daahir oo ah muwaadin Soomaali ah oo haysta dhalashada dalka Canadi, isla markaana loo heystay in uu ka tirsanaa Ururka ONLF oo xabsi...
Daraasad cusub oo shaaca laga qaaday ayaa sheegaysa in cimilada kulul ay saamayn ku yeelato natiijada ay ardaydu ka keenaan waxbarashada. Waxaa lagu sheegay daraasadda...
Sanadihii 1990-naadkii madaxweynihii Maraykanka Bill Clinton ayaa waxaa qabsaday fadeexad adduunyada oo dhan laga wada ogaaday oo ku saabsanayd gabadh ka shaqaynaysay Aqalka Cad ,...
Soonka Micnihiisu waa in laga fogaado waxa la cuno , oo la cabbo iyo cuntooyinka kale gali kara jirka. Waxaa laga soomayaa cunitaanka Cabitaabka iyo...
Howlgalkii ugu dambeeyey ee uu Mareykanka ku aado dhinaca dayaxa Apollo 17 ayaa ahaa 7 bisha Disembar 1972. Dadkii howlgalkan fulinayey ayaa saddex maalmood ku...
Dowladda Shiinaha ayaa Liu He oo ah sarkaal sare oo u qaabilsan arrimaha dhaqaalaha waxa ay u dirtay dalka Mareykanka, halkaa oo muddo shan maalmood...
Tahriib/Suudal (Af-Ingiriis: Illegal immigration; Af-Carabi: هجرة غير شرعية ama تهريب) sidoo kale loo yaqaano Dhuyaal iyo Tahriib, waa socdaal qof ama koox dad ah sameeyaan...