Qandhada zika waxaa kaloo loooyaqaan Zika Virus oo ah xanuun uu keeno fayruska Zika,waxaana soo gudbiya nooc kaneecada kamd ah oo layaqaan”Aedes genus” . Xanuunkaan marki...
Baabasiir waa barar kuyimaada xididada kuyaal dabada iyadoo uu kabuuxsamaayo dhiig, dhiiga meesha fadhiisanaayo ayaa keena bararka, iyadoona uu dib udilaaci karo dhiigaas qofkana ey ku...
Xanuunka Caadada(Dysmenorrhea) Intabadan bishii mar ayay caadada ku dhacdaa dumarka, wareega caadada waa 28maalin,laakiin intaas wuu kagaabnaan karaa oo waxa uu noqon karaa 21maalin ama wuu...
Wuxuu da’ ahaan jiray 60 sano. Tinta ku taalla madaxiisa ilaa garkiisu way wada gaduuddanayd. Wuxuu ahaay baraha loo gu jecelaay dugsiga sare ee Usaama...
Seygeeda shaqo ayuu ku maqnaa, xaamilo ayay ahayd Kendra Scott waxayna garwaaqsatay fikrado ah inay samayso lacag iyadoo dhabo ganacsi u sii marayso. Waxay jiiftay...
Cagaarshowga afka qalaad waxaa lagu yiraahdaa “Jaundice” laakiin intabadan bulshhadeena caabuqa beerka ayaan unaqaan cagaarshow oo afka qalaad lagu yiraahdo “Hepatitis”. Hadaba cagaarshowgu waa calaamad qofka...
Markaan waa mar aan ka fogahay qaaradda Afrika waan tallaabay baddii waana gudbay halisyadii, waxaan juhdi bixiyaaba waxaan joogaa Taliyaaniga waxeyna igu qaadatay Labo sano...
Waxaan guda galay arintaan cusub oo ah in badda laga talaabo ka dib halkaas Yurub laga galo gaar ahaan Taliyaaniga. Dhowr maalmood kadib, dadkii waxa...
Waxa ay nagula so heshiiyeen lacag ka yar tan ay hadda sheegayaan waxay nagu yiraahdeen hadii aad u bahaantahay geeri reerkaaga ha wicin lacagtaas inaad...
Intaa ka dib gawaaridii ayaa yimid, aniga waxaan aaminay safarkaa inuusan hal isbuuc igu qadandoonin, waxaa ii soo dhowaatey rajadii aan lahaa laakiin ma’aanan is...