Nebiga caruurtiisu waxa la isku waafaqsanyahay inay ahaayeen 7 caruur ah, 4 hablood iyo 3 wiil. 1- Qaasim: Qaasim waxa uu ahaa kii ugu waynaa caruurta...
Waxaad ila dhaqantay sida ciyaal suuqii oo kale, kadib markaan raggii oo idil kaa xushay. Waxaad igu soo celcelisaa ereyo bilaa micno ah, adoo...
Qof walbo nolosha xumaan wuu la kulmaa, erayadaan waa kuwa waxtar kuu leh ee isticmaal. Haddaad maanta iga tagtay maalin maalmaha kamid ah ayaad ii soo...
Isticmaal erayadaan si aad uGu guulaysato xariirka lamaankaaga. Macaan ha siin sirta jaceylkeena ama xiriirkeena qof maxaa yeelay haddii aad tiraahdo furaha waxa waaye waan ku...
Erayadaan waxay kuu anfacayaan inaad isticmaasho waqti walbo oo aad rabto inaad soo jiidato lamaantaada. Qof walbo aan isku dayo inaan la hadlo iyadaan moodaa, ma-aqaano...
Jaceyl? Jaceylku waa dareen naxariis, ixtiraam, ka fikir iyo doonista wax fiican. Qofka jacaylku hayo wuxuu markasta rabaa in wax wanaagsan gaadhsiiyo qofka iyo waxa uu...
Akhristoow Inta Aadan Dhex Muquuran Moolalka iyo Biyo-dhaca Maqaalka Ee Ay Dhex Ceegaagto Miidda Xog Miidaysan, Waxa Ila Qumanaatay Inaan Kugu Habo, Kuguna Gadh-qabto Ibo-fur...
Weli maynu bislaan, weli maynu fahmin bogcada juquraafi ee aynu dhacno, weli maynu xaqiiqsan runta ah in aynu naal dhul khayraad dihani ceegaago bad iyo bariba,...
Gorfayn iyo Falanqayn Loolanka iyo Hirdanka Dhuleed, Siyaasadeed, Dhaqaaleed, Colaadeed iyo Xidhiidheed Ee Labada Qoomiyadood. -Sooyaalka iyo taxanaha xidhiidh ee qoomiyadda Soomaalida iyo Oromadda waxa...
Waxan aaminsanahay sida uu qof waliba u dhasho isaga oo Muslim ah, in sidoo kale uu ilma kastaaba dhasho isaga oo caaqil ah, maskaxbadan oo...