Waxaa jiray dhaqdhaqaaqyo badan oo looga hortagay in waddanka looga saaro guumaystaha balse ugu dambayn lagu guulaystay in layska saaro. Laakiin maxaa isbeddelay dhaqankii gumaystaha?
Waxaad haysaa fikrado ganacsi oo aad dooneysid inaad lacag ka sameeyso balse waxaa isweydiin leh sideed fikirkaaga uga dhabeyn kartaa? Dadka intooda badan waxay doonayaan...
Dhanka Soomaaliya waxaa muddo dheer soo jirtay fikradda mideynta shanta Soomaaliyeed oo kala ah Koonfurta, Waqooyiga, Jabuuti, Ogaden, iyo NFD. Jabuuti waxay noqotay dal gaar...
Xifaaltanka u dhaxeeya masuuliyiinta ugu sareysa dowladda fadaraalka ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa bidhaamiyay waxyaabo badan. Hoggaamiyayasha maamul goboleedyada ayaa qaarkood sheegay in...
Dalka Soomaaliya ayaa soo maray waayo kala duwan iyo waqtiyo kala gadisan, waayihii cakirnaa iyo waqtiyaddii qarraaraa waxyaabbaha laga xusuusta ayaa waxa kamid ah inay...
Waxaa jirta jirta jufo ka tirsan qoowmiyadda Warao oo aanan lahayn wax rag ah. Inta badan raggii qaangaarka ahaa waa ay wada dhinteen, dumarka hadda...
Magaalada Hargeysa waxaa buug ku soo bandhigay wasiirkii hore ee dowladdii Axmed Maxamed Siilaanyo, haatanna ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Xirsi Cali Xaaji Xasan....
Shirkadaha Ganacsiga waxay isticmaalaan khayraadyo kala duwan si ay usoo saaraan Alaabo, ama ay u bixyaan Adeegyo. Tusaale ahaan shirkadaha ganacsiga waxa ay isticmaalaan alaabo...
Caruur barbaarintu waa xirfad ay waariddiintu is dheer yahiin. Sidda xirfadaha kale oo dhan, qofkii barta barbaarinta hagaagsan ee caruurta, waxaa inta badan laga gartaa...
Caanaha naaska hooyadu waa quudka ugu horeeya ee uu dhadhamiyo marka uu aadamuhu u soo baxo ifka dunida aynu ku noolnahay guudkeeda, waxa Alle (SW) ugu...