Ma dooonaysaa in aad qof maskax badan noqotid? ma doonaysaa se in aad caruurtaada ku caawisid in ay dugsiga kaalin sare ka galaan? ay helaan...
Hoggaamiyeyaasha dalalka ka tirsan ururka Barwaaqo-Sooranka ayaa ku shiraya magaalada London. Halkan ka ogow toddobo arrimood oo ku saabsan ururkan ay ku midoobeen dalalkii Ingiriiska...
Google way garaneysaa waxa aad raadineyso, waxa aad daneyneyso, iyo baraha kale ee aad booqato, iyo waxyaabo kale oo badan ayey kaa og tahay. Waxaan...
Xanuunnada lagu kala qaado xiriirka gogosha ayaa aad ugu badan dhallinyarada, gudaha dalka Ingiriiska. Sannadkii lasoo dhaafay ayaa la soo tabiyay 144,000 oo kiisaska cudurradaas...
Cabidda biyo kugu filan waa muhiim xilliga aad uurka leedahay, waxaa siyaado nafaqada uu ilmaha kahelo quudinta ibida. Biya cabidda waxa ey muhiim utahay adiga iyo...
Mid iyo laba ma’aha gabdhaha Soomaaliyeed ee ku dhiiranaya in ay ka mid noqdaan dadka aadka looga yaqaano suuqa xayeeysiinta dharka. Sannadahan dambe ayaa dhalinyarada...
Marka la eego Sacuudiga dibaddiisa, dad kooban ayaa yaqaannay magaca Maxamed Bin Salman Aala Sucuud, ka hor inta uusan aabihiis boqorka noqonin sannadkii 2015-kii. Balse...
Mustafe wuxuu ku dhashay 1972 magaalada Awaare ee aagga Jarar ee gobolka Soomaalida Itoobiya. Waxbarashadiisa dugsiga hoose wuxuu ku qaatay dugsiga Awaare, wuxuuna ku sii...
Xubnaha Baarlamaanka Itoobiya ayaa maanta madaxweynaha waddanka u doortay Sahle-Work Zewde, ayadoo noqonaysa haweeneydii ugu horraysay ee dalkaas madaxweyne ka noqota. Ms Sahle-Work ayaa xilkeedu...
Baarlamaanka Itoobiya ayaa madaxweynaha dalkaas markii ugu horeysay shalay u doortay haweenay , taas oo magaceedu yahay Sahle-Work Zewde, oo 68 jir ah, taas oo...