Waxa u kala qaadaynaa labo qaab oo kala ah physiological iyo pathological. Physiological ka waa xaallada uu qofka ku sugan yahay maxa keeni kara in...
Qofka marka uu cuno cuntooyin ku jira carbohydrate waxa lagu samaynaa burburin si cuntada looga helo tamar (glucose) burburintaas waxa ka qayb qaata hab dhiska...
Chemical examination of urine waa baaritaanka labaad ee lagu sameeyo kaadida waana midka ugu weyn marka la samaynaayo baarintaannada kaadida, chemical examination marka la rabo...
Kaadida muuqaalkeeda waxa laga rabaa in ay noqoto mid layska dhex arki karo oo aan laheyn wax humaag ah ama mugdi aan ku jirin, kaadida...
Cuntooyinka badali kara shiirka kaadida waxa kamid ah: Red meat: waa hilibaha gaduudan qofka haddii uu hilib fara badan soo cuno waxa is badal ku...
Qofka sheybaariistaha wuxuu weel nadiif ah u dhiibayaa qofka bukaanka ah si uu ugu soo arruuriyo kaadida mudo afar iyo labaatan sac gudahood (24hr). Waxyaabaha...
Kaadida waxaa loo baari karaa ilaa iyo seddax qaab oo kala ah qaab muuqaal ahaan in laga fiiriyo kaadida (physical examination) qaab kiimikaal ahaan in...
Kaadida waa in la baaraa marka la keeno qolka sheybaarka ama waa in loo isticmaalaa waxyaabo kiimikaal ah oo loogu tala galay in lagu ilaaliyo...
Kaadida waa dheecaan kelliyaha si wasaq ah isaga soo saara horey ayaan u soo sharaxnay qaabka uu kelliyaha isaga soo saaro kaadida iyo sida uu...
Urinary bladder: waa kaadi haysta waa xubin ama unug qaabkeeda u samaysan sida kiishada oo kale isla markaana ka kooban ilaa iyo seddax darbi ama...