Nefroon: waa xubinta hab dhiska kellida u qaabilsan inay kala saarto isla markaana isku dheelitirto shaqooyinka kellida, marka loo baahdana wasaqda ka saarta jirka. Nefroonka...
Waxaa ka hadli doonaa kellida qaabkeeda iyo shaqadeeda. Kellida waa labo xubin oo masuul ka ah wasaq ka saarida jirka si kaadi ah gaar ahaan...
Wuxuu ahaa bandhig la isku bowdya-qaawinayey oo xeel dagaalna la isugu awood sheeganayey, laakinse guusha Khabib Nurmagomedov uu ka gaaray Conor McGregor, dagaalkii ay isaga...
Meelaha aad kala kulmi karto qatarta aadka u badan waxaa kamid ah: Inta uurka lagu guda jiro, dumarka waxaa muhiim ah in ey kadigtoonaadaan kana...
Hab dhiska kaadi mareenka ee jirka bani’aadanka waa hab dhis muhiim u ah jirka bani’aadanka, waxa kaloo la dhahi karaa waa hab dhiska qashin saarka...
Jirka bani’aadanku wuxuu ka kooban yahay unugyo farabadan oo isku tagay xubin walba oo ka mid ah jirka bani’aadanka wuxuuna ka kooban yahay unugyo badan...
Qosol layska keen keeno Qawl lasyka odhanaayo Qiiro been ah oon joogin Walaalnimo qabiilaysan Iyo qaxar kusii raysi Ruuxna qiimo kuma yeesho Fanku waa sooryo, maankaaga...
Gu’iyo jiilaal midhaha, Guudkayga Yaal, Hoobaan baa laga gurtaa, Hadhkaygaa Lagu Gam’aa. Heesta”Hadhkaygaa Lagu Gam’aa” ee uu hal-curiyay Abwaan Halbeeg waxa ay ka kooban tahay hordhac...
“Dhaaxaan U Hibeeyay Ruuxaan Noloshayda Hanan Karin………….” Gorfayn khilaafka Foorjo Faneed ee Mursal Muuse iyo Khadra Silimoo, ablo-ablayn heesaha kala ah “Lahasho” “Hadhkaygaa Lagu Gam’aa” “Sideen...