Buuggaan ( Gogoldhigga Ganacsiga) oo ka kooban 15 Cutub, wuxuu macluumaad guud iyo mid gaar ahba ka bixinayaa Ganacsiga. Waa buug qacda horeba kuu iftiiminaya...
Buuggaan la magac-baxay “LAYLA MAXAA LOO DILAY’, waxaa uu ka sheekeynayaa qiso Calool-xumo iyo Murugo Jacayl iyo xanuun wadata, oo qabsatay gabar Yamaniyad ahayd, oo...
Cigaal Shiidaad wuxuu ahaa nin sheeko maad iyo xikmad badan oo fulaynimo ku dheehnayd ku caan-baxay. Wuxuu ahaa sida sheekooyinkiisa ka muuqata nin Fulay ah,...
Buuggan la yiraahdo “Godadle”, waa buug ka sheekeynaya qiso dhacday oo qabsatay nin, inta dumarka lagu falay ku qamaamay, oo meeshii uu tagaba inta gabar...
Buuggan la dhaho ‘Nabsi’, waxaa uu ka sheekeynayaa cuqubo, hoog iyo inkaar ka dhalatay nasbi qofi uu ka galay ruux kale, kaddib markii inta uu...
Islaan ayaa waxa ay maalin canaanatay gabar foodlay ah oo ay dhashay. Gabadhu, waxa ay markaas ahayd inan inta waayadaas qaangaartay, caaddaas maraysay! Inta hooyadeed...
Gaari cusub oo nooca raaxada ah, ayaa waxa la is taajiyey carwo horteed. Waxaa ka soo degay laba nin oo garmdaw ah, oo caloolo weyn....
Nin horey u batay ayuu ahaaye, maalin isaga oo galabgaab is kaga dhex mushaaxaya xaafadda Aktoobar ee magaalada Baladweyne, ayaa waxaa ka soo hor baxday...
Xilli dheer oo ay is jeclaayeen, baa gabadhii iyo wiilkii waxa ay is tuseen in ay is guursadaan, laakiin, dhibka ugu weyn waxa uu yimidaa,...
Waxaa jiray nin taliye ahaa, oo cidda uu xukumi jiray gacan bir ah ku hayey. Xukunkiisa iyo ciqaabtiisu ba waad adkaayeen. Maalin maalmaha ka mid...