Wakhtigii kaa lumay haddii laguu soo celin lahaa waxaa laga yabaa inaad tiraahdo 'waan ka faa'idaysan lahaa fursadahayga. Siddii horre si ka badan ayaan khatar ugu...
Xididka ugu horreeyaa waxa uu ka soo baxaa cirifka hoose ama xididka yar ee geedka yar ee uur-jiifka ah waxaana uu u baxaa xagga hoose...
Dhirta qaar ayaa leh ubaxyo dheddig iyo ubaxyo lab oo kala soocan. Taas oo macnaheedu yahay in ubaxyadu aanay ku kala geddisanayn oo keliya midabka,...
Waa maxay ubax? Dhirtu ma wada leedahay ubax? Maxaa uu faa’ido leeyahay ubaxu? Ubaxu waa qaybta taranka ee geedka. Dhirtu qayb ayaa leh ubax, qaybna...
Silsiladda cuntada waxa aan ku soo aragnay in dadku cuno ariga. Majiraa cunnooyin kale ee uu dadku cuno? Ma jiraa xayawaanno kale ee cuna ariga?...
Boog lugeeydka macaanka waa boog furan ama dhawaac kaas oo ku dhaco qiyaas ahaan 15% bukaanada qabo cudurka macaanka, waxayna caan ku tahay inay ku...
Hadalka waa xariirka u dheexeeya aadanaha. Wuxuuna isku xiraa bulshada, wuxuun ka qayb qaataa isfahanka aadanaha, iyo isku xirka bulshada, hadana wuxuu leeyahay saamayn wayn....
Qoraanimada waa waxa kaliya ee isbeddal weyn lagu sameyn karo, qalinka waa billowga nolosha aadanaha waana hagaha ugu habboon ee loo isticmaalo toosinta. Laakiin waa inaad...
Sida badan bulshadeena caafimaadka iyo barashadiisa uma badna oo waxa ay ka aamminsanyihiin inuu yahay wax adag oo aan lagu dhiiran karin barashadiiisa, hasa ahaatee baahida...
Waa baa waxaa jiri jiray, wiil iyo gabar muddo dheer oo ay isjeclaayeen ka dib, go’aan ku gaaray in ay isguursadaan. Kolkii ay inta ismehersadeen,...