In aad dhahdo “Maya” waxa ay dhistaa nolosh ,waxa ay soo saartaa awoodahaada , waxa ay qeeyb ka qaadataa hormarka shaqsiyada Aadanaha . Dad badan ayaa...
Anmbalaastu waa gaari loo isticmaalo in bukaanada lagu geeyo goob caafimaad si loogu daaeeyo. Anbalaastu waxa ey sheegeysaa in ey jirto xaalad dag-dag ah, bukaanka...
Dunidaan jaanqaadkeedu sii kordhayo, sanadba sanadka ka danbeeya; waxaa feer socda sii siyaadida xanuunada lidiga ku ah fayo qabka bulshada, iyadoo ay jiraan canaasiir kordhinaysa...
Waa gabay sal balaaran oo aqoon badan iyo aragtiyo siyaasadood hal koob ku kulminaya, waxaa muush ka ah xigmad suugaaneed daboolan, marna siyaasad sarbeeban, dhinacna...
Intabadan waxa ay yiraahdaan Soomaalida waa dad aan wax aqrin, waa bulsho hadal, aqriskuna uu kafogyahay laakiin waxaan ogahay aniga in ey aan leennahay kuwa badan...
Ibidda waa xubin ku meel gaar ah, waxa ay ku dhagantahay darbiga ilma galeenka, badana waxa ay ku dhagan tahay qaybta sare ilma galeenka, mararka...
Qof kasta oo nool dunidaan waxaa ku abuuran dareen, waxa uuna leeyahay maskax iyo garaad u haga halka uu go’aansado in uu aado, nafta iyo nuguurta...
Hilaacyo badan ayaa qofka u muuqda marka uu bilaabaayo shirkad cusub, hillaacyadaas waxaa lagu soo aruurin karaa seddax oo kala ah, faa’ido, xorriyad dhaqaale iyo...
Maxaa ka taqaan degmadda qadiimiga ah ee Eyl? Marka laga hadlaayo waddan, waxa uu leeyahay meelo taariikhi ah (Historical building). Haddaba, waddanka Soomaaliya ee ku yaal...
Taleex waa degmo ku taal gobolka Sool. Waa Magaalo Taarikhiya oo xarun u ahaan jirtay Taliskii Daraawiishti uu hogaamin jiray Sayid_Maxamed_Cabdulle_Xasan. Waa magaaladii ugu horeysay ee...