Warbaahinta Al-Jazeera ayaa afka Carabiga ku qortay maqaal dheer oo ay cinwaan uga dhigeen “Soomaaliya, dalka gargaarka u diri jiray Sacuudiga”. Waxaa maqaalkaan qorey Mucaad...
Uur dibadeedka waa xaalad, taasoo ukxaantii bacrintay, ay ku talaalmeyso meel ka baxsan xuubka Minka. Dhinaca ugu caansan uu ku talaalmo inta badan waxa loo...
Qureecda ayaa ah “Cuntada ugu muhiimsan ee uu maalinti qofku cuno”. Daraasadda ay Kulliyadda wadnaha ee dalkasi Mareykanka shaaca ka qadday 22-ka bisha April ayaa...
Walwalka xad-dhaafka ah wuxuu ka mid yahay xanuunada dhimirka ku dhaca, waxaana keena xanaaqa joogtada ah, sida qofka uu niyo jabo ama inuu dareemo in...
Qormadan gaaban waxaan ku sharrixi doonaa oo la yiraahdo DHAQAN UMMADEED Anigoo raba inaan dhinacyo badan ka baaro dhaqanka umad walba leedahay siiba dhaqankeena soomaalida....
Dhigmadan waxaan ku qotomin doonaa farqiga u dhexeeya qarandumis iyo mucaarad. Dabcan Anagu ka Soomaali ahaan waxaanu nahay dad si qaldan u qaata erayga mucaarad...
Ixtiraamka waxa uu ka mid yahay waxyaalaha xoojiyo bulshada xariirka ka dhaxeeyo, waxa uuna ka mid yahay waxyaabaha dadka qalbiyadooda lagu hanto, waana udub dhaxaadka...
Gormee ayaan dhihi karnaa dhiigg bax ayaa hooyada ku imaaday? Waxaan dhihi karnaa marka ay Hooyada u dhasho sida caadiga ah. ‘waa marka cunuga uu...
1-Hawlgallada maskaxdaada: Hawlgallada jidhka ayaa sidoo kale ilaaliya jirkaaga, laakiin hawlada maskaxda waxay maskaxda siiyaan firfircoon xoog leh. Isku day inaad akhriso Qur’aanka iyo Adkaarta maalin...
Maqaalkan waxaan ku eegi doonaa tayo la’aanta idaacadaha ka jira dalka iyo saxafiyiinta caadada u ah, ka hadalka waxyaabaha lidka ah, ee aan ku habooneyn...