Wadanaha waxa uu dhiigga siiyaa guud ahaan unugayada jirka, sidoo kalena jirka waxa uu dhiigga ku soo celiyaa wadnaha si uu u isticmaalo, waxaana lagu kala...
Hooyada inta ay uurka leedahay waa 39isbuuc ama 9 bil, xilligaas inta ay kuguda jirto Hooyada kama maarmi karto daawooyin, balse waxaa jiro daawoyin haddii...
Teetanadu waa cudur ay halistiisu badantahay waxaana sababto bakteeriyo ilma-aragta aha oo loo yaqaano Clostridium tetani, waxaa laga helaa bakteriyadaan ciida oo ay ku dhaxnooshahay, marka...
Soomaaliya shalay waxa ay lahayd wax soosaar waxaana laga soo saari jiray Sokor, Taraq, Dhar,Kobo Iyo Waxyaabo Badan. Sidookale dalkeennu ma’uusan heysan dhallinyaro badan sida maantay...
Waxbarashada oo ku adkaanto ilmaha ama liidashada fahankooda waxbarsho, badanaa waa waxa ugu badan oo ay ku wareeraan waalidka iyo macalinka ayaga oo mararka qaar ay...
Cudurkan ay Soomaalidu u taqaan furuqa, waa cudur inta badan ku dhaca xoolaha aynu dhaqano ee Adhiga (Riyaha iyo Idaha) sida oo kale waxa uu ku...
Xanuunka buruseelaha ama sida ay Soomaalidu u taqaano qoodha walahu, waa mid ka mid ah xanuunada faafa isla markaasna dhibaato caafimaad iyo mid dhaqaaleba ku keena...
Waa maxay xanuunka candho-bararku (Mastitis)? Xanuunka candho-bararku waa xanuun ku dhaca dhamaan xoolaha aynu dhaqano kuwooda dheddiga ah sida, Geela, Lo’da, Adhiga iyo Qooblayda. Xanuunkan xoolaha...
Xanuunka Rift Faali (Rift Valley Fever). Waa maxay xanuunka Rifti Faali (Rift valley fever)? Xanuunka Rifti Faali (RVF) waa xanuun uu keeno mid ka mid ah...
Xameetida waa xubbin muhiim u ah jirka waxa ay soo daysaa dheecaano, sidoo kale waxay jirka u kaydisaa dheecaanada uu soo daayo beerka. Mararka qaar waxaa...