Cudurka cabeebku waa xanuun ku dhaca Lo’da, doofaarka, idaha, riyaha. Xanuunkan waxa keena cudur dhaliyaha loo yaqaan fayraska, gaar ahaan nooca “Aphtho virus” haddaba waxa jira...
Xanuunka garbo gooye waa xanuun ku dhaca Lo’da, Riyaha iyo idaha, sidoo kalena khatar baahsan ku leh waylaha yar yar ee Lo’da, taas oo ay keento...
Cudurkan sambabka adhigu waa cudur ku dhaca adhiga (Idaha, Riyaha), waxaana keena nooca bakteeriyo ee loo yaqaan “Mycoplasma” cudur dhaliyahani kuma noolaan karo xoolaha dushooda wax...
Waa maxay cudurka Daba ka-ruubku? Xanuunkaan Soomaalidu u taqaano daba ka-ruubka waa xanuun ku dhaca Lo’da iyo buufalada, waxaana keena nooca xanuun dhaliyaha fayras ee loo...
Waa maxay cudurka susunku? Cudurkan susunka ay soomaalidu u taqaan waxa keena fayras la dhaho (peste des petits ruminantes virus). Waa xanuun ku dhaca inta badan...
Muhiimadda ugu wayn ee laga leeyahay in duruus khusaysa cudurada u kala gudba dadka iyo xoolaha la siiyo daryeelayaasha caafimaadka xoolaha ayaa ah in ay foojignaan...
Daryeelka Ilkaha waxaa loola jeedaa in la’ilaaliyo caafimaadka ilkaha iyo guud ahaan Afka, si loo hubiyo nadaafadda guud ee Afka taas oo qeyb ka ah in...
Baraha bulshada oo dhami waa goob ay bulshadu kuwada xiriirto, waana meelaha ugu badan ee waqtiga lagu lumiyo. Horta ma isweydiisay maxaad baraha bulshada u isticmasha,...
Bari baa waxa dhacday nin inta la so qafaashay ayaa la keenay qasri ay yaalliin dahab faro badan, lacag iyo dheyman iyo sariiro dahab ka samysan...
Waqtigu waa saman uu Alle inoogu nimceeyay, waana wax si dhaqsiya u ordaya oo si degdeg ah inagu dhaafaya oo cid bini’aadmiyana uusan joojin karrin. Qof...