Buuggaan oo loogu magac daray ‘Eat That Frog waxaa qoray Brian Tracy. Sida sawirka kore kaaga muuqata ‘Cun Rahaas waa buug wax soo saar leh, oo...
Shay kolka la doonayo in la xafido oo aannu dheeldheel ku lumin, sida la og yahay, meel baa lagu xidhaa. Meeshaa cajiibka ah baa, hadda ba,...
Hamsuhu waa astaan leh la yaab badan oo qoraalka Soomaaligeenna ku leh dawr aad u wacan. La’aantii waxa la arki lahaa, hubanti na ah, dhibaatooyin badan....
Calaamaddani waxa ay u shaqaysaa sida xidhiidhiyaha “ama.” Wax kasta oo uu xidhiidhiyahaasi qabto ayaa ay qabataa. Haddaa waa wax kasta! Hadalka ayaa ay kala qoqobtaa...
Astaantani waxa ay ka kooban tahay saddex joogsi. Joogsi wal ba ku ma dheggana joogsiga kale. Masaafo yar baa loo kala dhexaysiiyaa saddexda ba ( ....
Ma isweydiisay qaababka ay wax u iibsadaan macaamiisha? Hab-dhaqanka iyo fahanka go’aamanka ay gaarayaan marka ay wax iibsanayaan? Waa su’aal da’weyn oo u baahan in loogu...
Diinta islaamku waxay aad u dhiira galisay wax akhriska, waxaana caddeyn u ah ayaddo quraan, axaadiis, iyo ku camal falkii dadkii hore iyo kuwii danbe ee...
Kaalay iga guddoon 8 qodob ee aad ka helayso faa'idooyinka wax akhriska.
Halganka Noloshu qofba Meel buu saaraa, qofna wuu sarraysiiysa qofna waa Hooseysiiyaa Haddii Alle meel fiican ku gaadhsiiyay Hoos u eeg kuwa Nolosha Hoose haysta, Caawi,...
Qisadan waa mid ka mid ah qisooyinka ugu cajiibka badan, uguna soo jiidashada badan oo ay qoreen culumada Islaamka, ayaan maanta mawduucan idiin ku soo bandhigeyaa....