Kafeega waxa u kamid yahay cabitaannada ay aadka u cabbaan dadka. Ma cabtay waligaa kafeey? Mise waxa aad ku jirtaa dadka aanaan wali cabbin? Caafimaadka ma...
Macadnta waxa ay kamid tahay nafaqadda lagama maar-maanka ah ee jirkeenna ubbaahan yahay. Macdanta waxa ay ka qeyb qaadataa joogteynta caafimaadka shaqsiga,sidoo kale waxay door muhiin...
Maqaalkan waxaan diiradda ku saari doonna sida magaalooyinka Soomaaliya ay ugu baahan yihiin qorshe bilic dhowr iyo qashin tuur wanagsan oo deegaannadaas ka caawiya bilicda iyo...
Ku soo dhawow 2020! “Yey kugu dhexdhiman hibooyinkaagu”! Ma rumaysan kartaa in ay maalmo yari ka dhiman yihiin 2020? Ma garan karno in aan gaadhi doono,...
Dhammaan ammaan oo dhan waxay u sugnaatay Allah (SWT) ee nagu manaystay nimcooyin badan oo an xisaab lahayn iyo Rasuulkiisii suubanaa Muxamed (CSW). Intaa kadib waxaan...
Dariskaaga waa kuwa aad mar waliba iska ag-dhow dihiin sida ardayda aad waxbarasho wadaagga tihiin, kuwa aad shaqo wadaagga tihiin iyo kuwa aad dariska ku tihiin...
Laakiin inkastoo ay dib ula midowday carruurteedii ay jecleyd, Jovan wali waxay dareemeysay inay wax weyn ka maqan yihiin. Maalmo markii ay kasoo wareegeen xilligii ay...
Waa Maxay Cilmiga Falsafada Siyaasada “Political philosophy” Falsafadda siyaasada, oo sidoo kale loo yaqaan aragtida siyaasadeed, waa cilmiga barashada mowduucyada ay ka mid yihiin siyaasadda, xorriyadda,...
Ra’iisul wasaaraha dalka Malaysia, Mahatiir Maxamed oo dhashay 10-kii Luulyo ee sannadkii 1925-tii, da’diisuna ay tahay 94 sano jir ayaa marar badan la weydiiyay sababta keentay...
Asalaamu calaykum Warraxmatullaahi wabarakaatuhu. Salaan dabadeed aan kula wadaago nuqulkan aan diiradda ku saari doono suurta galnimada dib u noqoshada noolaha hoygiisii ka hayaamay. Noolaha oo...