Halkan waxaaynu ku Eegaynaa Khayraadka bini’aadamka ku jira oo ah awoodooda xag jismi, caafimaad, cilmi iyo caqli.khayraadkaas oo ah kan ugu muhiimsan ee mudan in la...
Qoraalkaan waa kii labaad ee ku saabsanaa barashada cilmiga baabuurta. Haddii aad u baahan tahay qoraalkaan kii ka horeeyay fadlan booqo halkaan: https://afrikaan.so/archives/14407 Maqaalkan waxaa uga hadli...
Waligaa ma maqashay heblaayo way dhashay oo waa ay waalatay?! Ma is weeydiisay hablaha qaar marka ay dhalaan maxay u waashaan? Aqriste kaallay aan isla oggaanee...
Kale-goys-yadda waxa ay isku xiran lafaha, waxa ayna ka qeyb qaataan dhaq-dhaqaaqa jirka. Mararka qaar waxaa ku dhaco caabuq guud ahaan kale- goys-yadda ama qaar kamid...
Waa maqaal ka hadlaya caqabadaha iyo culaysyada dawlad ka soo wajihi kara dayn qaadashada. Mashiinka dhaqaajiya dawlad waa dhaqaale, si ay dawladdu u qabato wajibaadka horyaal,...
In ka badan 3.38 bilyan oo qof oo adduunka oo dhan ayaa laga codsaday ama lagu amray inay raacaan nooca xadidan oo ah xakameynta cudurka korona...
Korona fayrus waa koox cudur-dhaliyayaal ah kuwaas oo khatar baahsan gaadhsiin kara nolosha dadka iyo xayaankaba isla markaana si fudud iskaga gudbi kara qaaradaha dunida. Haddaba,...
Waxaan maqalnaa marwaliba “cilmi baaris lasameeyay ayaa lagu ogaaday. Tusaalle in laga helo caafimaad fiican hurdada siddeedda saacadood laseexdo habeenkii Iyo kuwa kale oobadan? Ma’isweydiinnay sidee...
Qaadku waa nooc ka mid ah geedaha loo yaqaan “Catha Edulis Forks”. Waa geed gaaban oo caleemo cagaaran leh, oo noqda geed weyn caleemaha curdunka iyo...
Aqoontu waa fahamka barashada shay ama ashyaa badan, waxaana loo bartaa si aad wax uga ogaato arrin jirta ama cusub, si loo daraaseeyo walax. Aqoontu waa...