Waa Maxay Suuqa Xorta Ah? Suuqa xorta ah ”waa erey lasoo koobay oo macnahiisa noqon kara isweydaarsi’ oo bulshada dhexdeeda ah. Isweydaarsi kasta waxaa loo fuliyaa...
Xilli ay dalal badan shacabkooda ku boorriyeen inay guryaha joogaan, si looga hortago faafitaanka cudurka Covid-19, in badan oo naga mid ah waxay mudnaan gooni ah...
Alle ha u naxariistee waxaa magaalada London ku geeriyoodey Bani Cabdalla Cali oo ka mid ahaa xiddigihii kubadda koleyga Soomaaliya. Wuxuu la xanuunsanaa fayraska Covid-19. Baana...
Haddii aadan horay u maqlin hargabkii la oran jiray Spanish Flu, coronavirus ayaa hadda kugu baraarujiyay in xanuunkaas uu dad badan dunida ku laayay billowga qarnigii...
Atamku waa wax yar oo il-ma’aragto ah, sidaa awgeed waa walaxda ugu yar kiimikada, ereyga Atam waxa uu ka yimaaday eray Giriigah oo ah Atamos macnaheeduna...
1897 J.J Thomson waxa uu daaha ka qaaday in atamku uu ka kooban yahay elektaroono tabane ah cufkoduna aad u yar yahay marka lala barbar dhigo...
Dhaqaalaha Soomaaliya waxa uu xoog ugu tiirsan yahay ganacsiga (heavily depend on trade) si gaara badeecadaha la soo dejiyo (imported goods), xoolaha, xawaaladaha iyo isgaadhsiinta. Alaabaha...
Sidaan wada ogsoonahay qaadku waa aafo haysata bulshadeena taas oo ragaadisay horumarka, hab fikirka, qoyska, ilaha dhaqaalaha, caafimaadka iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee uu u...
Waxaan jecelahay inan idin la wadaago mowduuc dulucdiisu tahay ‘wax akhrisku waa waxa qudha ee ku gaadhsiin kara horumar iyo halka aad rabto.’’Mowduucan aad buu u...
Filmka ‘dhallinyaro’ oo dhawaan Jabbuuti lagu soo bandhigay waxaa jilayaal ka ah saddex hablood, waxaana samaysay oo qortay sheekada Filmkaas Luula Cali Ismaaciil, waxa uu ku...