Caruurta inta badan waxa ay soo maraan marxaladdo kale duwan, marba marka ka danbeyso canugga waa uu koraa oo waxaa is badal ku imaado muuqaalkiisa, sidoo...
Madaxweyne Jack F. Kennedy aabbihii wuxuu ahaa Joseph P. Kennedy oo Dagaalkii 2aad ee adduunka ahaa Ambassador-ka Mareykan u fadhiya Great Britain. Intii uu London joogey...
Barashada habka ugu fiican ee caruurta loo tarbiyeeyo loona barbaariyo. Ilmaha wanaagsani waa riyada iyo rajada hooyo iyo aabe kaste, barbaarinta wacan ayaa noqonaysa in lagu beero...
Democritus Dalton waxa uu noolaa intii u dhaxaysay 470BC ilaa 380BC waxa uuna ahaan filasoof Giriig ah, waana ruuxii u horeeyey ee daaha ka qaaday fikrada...
Helen Warade waa hooya 3 carruur ah oo ay dhashay oo ay weliba aabba la’aan soo korsatay halmar ay si lama filaan ugu wada geeriyoodeen. Dab...
Waxwalba wuu ku fikiray. Wuxuu jaray fillooyinka korontada iyo kaamerooyiinka qarsoon ee wax duuba. Wuxuu si iskii ah uu soo galay shaqada habeenkii. Gabadhana albaabka dambe...
Seynisyahankii u dhashay Britain ee lagu magacaabi jiray Charles Darwin wuxuu helay aragtida seynis ee ku saabsan noolaha adduunka, fikraddiisiina waxay ka mid tahay kuwa uu...
Laga soo bilaabo maalintii Nabi aadam la uumay ilaa maanta bini’aadamku hor-umar ayuu nolosha ka samaynayay, waagii baryana garaad iyo garasho ayuu aadanaha u kordhinayay. Nolosha...
Maskaxda waa qaybta ugu muhiimsan jirkeena, waa qaybta garashada u qaabilsan aadanaha, noole walba wuxuu leeyahay maskax heer garasho leh, garashadaas maskaxdu hoyga u tahay inta...
Waa maxay maaskaradu(face mask)? Maaskaradu waa mid ka mid ah sahayda caafimaad ee daboola afka iyo sanka, ujeeddada isticmaalkeeduna waa ka hortagga gudbinta dhibcaha ay ka...