Dowladi waxa ay dakhliyo kala duwan ‘different income’ ka heshaa ilo kala gedisan ‘different source’. Dowladi ma shaqayn karto hadii aan dakhli jirin. Dakhliga na waxa...
Rasuul waliba oo uu Allah ka doorto dadkiisa waxaa uu siiyey mucjisooyin waaweyn si ay dadka ugu waano qaataan jiritaanka Allah,cibdooyinka ay ugu Kali yeellaan Allaha...
Kiimiko duleed: Waa laan kamid ah laamaha kiimikada taas oo qusaysa adeegsiga farsamooyin iyo aragtiyo fiisigiseed si loo barto nidaamyada kiimikeed. Kiimiko duleedka marka la...
Caafimaad qabka Maskaxda iyo caqliga aadanaha waa qeybaha ugu muhiimsan ee u baahan kawar qabidda, balse inteenna badan kuma baraarug sanin oo iskumaba dhibno in aan...
Qormadeenna maantay waxa aan uga hadleynaa sida uu qofku qabiiir ku noqon karo dhanka nolosha, qibraddu ma’ahan kaliya in aqoonta lagu helo. Waayeelka duidaan ku nnool...
Cinwaankeenna haddii aan ku billowno weydiin; majeceshahay in aad maal qabeen noqoto? Haddii aad noqoto noloshee ayaad rabtaa in aad ku noolaato? Misida dadka caadiga ah...
Cilmiyaynta taranka 1- “وَلَا تَقْتُلُوا أَوْلَادَكُمْ مِنْ إِمْلَاقٍ نَحْنُ نَرْزُقُكُمْ وَإِيَّاهُمْ ” (سورة الأنعام: 151). 2- “وَلَا تَقْتُلُوا أَوْلَادَكُمْ خَشْيَةَ إِمْلَاقٍ ۖ نَّحْنُ نَرْزُقُهُمْ وَإِيَّاكُمْ” (سورة...
Ilaa iyo waayo hore waxaa jirey alaab dhadhankoodu xaamud yahay, waxaana kamid ahaa alaabtaas cinabka ceydhiin, liinta, khalka iyo caanaha suusaca ah. Qarniyo kooban dabadeed...
Maatarku waa waxkasta oo leh cuf iyo culays, meel marana buuxinkara, taas oo ka dhigaysa in maatarka oo dhami uu lee yahay ama ka siman...
Dhammaan mas’alooyinka doodaha ka dhexdhaliya qawaaniinta ummadaha ay samaystaan kuna dhaqmaan inta badanna gender-ka xidhiidhka la leh ma aha doodahaasi kuwa iska samaysma, ee waa dood...