Waraaqehena taxana ah ee ay qoreen weriyaasha Afrikaanka ah, waxaan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa qormada Zeinab Mohammed Salih oo ku saabsan midab takoorka ay la kulmaan...
Maalmahan waxaa aad loo hadal hayaa dhismaha Aya-Sufiya oo markale masaajid laga dhigay, ka dib ku dhowaad 90 sano oo madxaf uu ahaa. Madax, hoggaamiyeyaal diin...
Jun Wei Yeo oo ah nin u dhashay dalka Singapore isla markaana ahaa arday diyaarinayay shahaadada saddexaad ee Jaamacadda ee PhD-ga ayaa sanadkii 2015 lagu casumay...
Doorashooyinku waa dariiqa xalaasha ah ee loo maro isbedelka awoodeed ee dalalka dimuqraadiyadu ka hanaqaaday. Laakiin doorashooyinku ma damaanad qaadaan xallinta mashaakil oo idil mar mar...
Inteena badan waan maqalnay sheekada Khaliifkii waynaa ee muslimiinta, Cumar ibnu Al-Khattab (Ilaahay ha ka raalli noqdee) taas oo ahayd in uu Nabi (scw) uu...
Maalinta 22 luulyo waa maalin dalkan Norway laga xuso dhacdo murugo leh oo 9 sanno kahor dhacday, ka dib markii nin cunsuri ahaa 77 qof naceyb...
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre waxaa xilka loo magacbay 23 February, 2017-kii, waxayna Baarlamaanka ansixiyeen 1 March ee isla sannadkaas. Madaxweyne Farmaajo ayaa dhowr goor sheegay...
Maka daashay inaad xal u hesho hurdo la’aanta marka aad sariirta tagto? Halkan hoose ka akhriso shan qodob oo muhiim ah oo kaa caawinayo dhibaataas. 1....
Mas’uuliyiinta dalka Indonesia ayaa si aadag u sheegay in ay soo afjari doonaan gabdhaha la afduubto ka dibna la guursado, arrintaas oo caado dhaqameed ka ah...
Mirriam Menkin waxay ahayd qofkii ugu horreysay ee ku guuleysta in ilmo ay ku dhashaan dhalo lagu shubay labo dhecaan oo la isku beeray, taas oo...