Ugu yaraan 10 qof ayaa xabsiga la dhigay, dhowr sarkaal oo boolis ahna waa la dhaawacay, rabshadahaan ayaa ka qarxay koonfurta Sweden. Dibadbaxayaasha ka soo horjeeda...
Maanta hab-fahamka diineed ee ka dhex jira bulshooyinka Muslimka ah, gaar ahaan Bariga Dhexe iyo Geeska Afrika ma yahay mid ka turjumaya oo ku habboon heerka...
Qormadan aan ugu magac daray Hab-Qorista Qumman ee Af Soomaaligu, ma noqon doonto tii ugu dambeysay ee aynnu kaga hadalno mawdduucan hab-qoraalka toolmoon ee afka Soomaaliga....
Sannaddii 2011-kii dawladda Itoobbiya waxa ay diyaarisay mashruuc ku baxaya lacag qiimaheedu dhan yahay 4.5 billion dollar, mashruucaasna waxa ay ugu magac dartay “Grand Ethiopian Renaissance...
Islamarkii ey indhahaagu qabtaan qof xiran dhar aad uqurux badan hadane qaali ah maxaad ka’aamineysaa? Sida ey bulshadu ubadantahay dharka waxa uu kamid yahay, waxa lagu...
Wareysigii uu muuqbaahiyaha Universal ka qaaday 10-kii bishan Febraayo madaxweynaha Soomaaliya ee Farmaajo, kaas oo dhinacyo badan taabanayay. Qodobada wareysigaas iiga baxay waxa ka mid ahaa,...
Habeen baxsan oo naruuro badan, dadkuna wada faraxsanyahay, waayeelkuna kolkaas uun ardaaga ku hoydeen. Doobabkii iyo gaashaantimooyinkiina ay daafaha ardaayada ku jalbeebtamayaan ayuu ahaa. Saxansaxo udgoon...
Buugga 5-ta Tiir ee Guusha
Qoraalladii taxanaha ahaa ee aan kaga hadlay sunta lagu duugay badda iyo barriga Soomaaliya, kuwaas oo aan baahiyay bilihii Febraayo iyo Maarso ee sannadkii hore 2019....
Warbixin ka kooban 25-bog oo ay diyaarisay hay’adda dhexe ee sirdoonka Maraykanka (Central Intelligence Agency – CIA) ayaan akhriyay. Walow 25-ka bog meelo badan oo xasaasi...