Qorshayaasha Sahyuuniyadda ‘Zionist’ ee Bariga Dhexe: Theodor Engström wuxuu sharraxayaa dagaallada reer galbeedka ee bariga dhexe iyo dokumentiga «A Clean Break: A New Strategy for Securing...
Ganacsigu waxa uu muhiim u yahay adduunka iyo heer-nololeedka aadanaha, xiliyadii hore noloshu wey adkeyd sababtana waxey tahay macaamiisha ayaa iyaga ahaa kuwo sameysta waxey u...
Hadii aad tahay qof dalxiiska jecel hadaba ogaaw Kuuriyada Waqooyi ma ahan goobta kugu habboon kana saar liiska wadamada kuu qorsheysan inaad booqato, laakiinse haddii aad...
Xaaladaha adag waxaa loogga samata baxaa hoggaamin gaar ah oo leh go’aamo aan caadi ahayn, wax badan ka baro xikmada isu-dhiganta kor ku xusan, jawaab caqliyaysanna...
Waa kuma jabsade? Badanaa markaad maqasho erayga Hacker waxaa kugu soo dhacayo inuu yahay dambiile tuug ah oo si sharci darro ah dadka u dhaco asagoo...
Eraybixin waxaa ula jeedaa marka fikir, tab ama walax af ama dad aan Soomaali ahayni ay sidaan la isku dayo in loo helo af Soomaali. Eraybixin...
Haddii xero aadan ka bixi karin laggugu xareeyo waxaad tahay addoon, maxaa yeelay uma tasarufi kartid si walba oo aad jeceshahay. Anigu hadda waan xaraysnahay, waxaan...
Waxaan filayaa marka aynu u laabano aqoontii iskuulka la ina ku soo baray in aad diidi doonto jiritaanka vitamin “N”, maxaa yeelay dhowr iyo tobanka vitamin...
Cumar Al-mukhtaar wuxuu dhashay 1858, wuxuuna ka dhashay qoys ka mid ah dadka ku nool magaalada Zanzur oo u dhow Tobruk, oo ka tirsan gobolka Ottoman...
Pablo Escobar! Darooga iibiyihii adduunka ugu awooda badnaa, taajirkii nacaska ahaa, dambiilihii dadkiisu jeclaayeen iyo hoggaamiyihii Medallin. Hadaba waa kuma PAPLO ESCOBAR? Pablo Emilio Escobar Gaviria,...