Senisyahan u dhashay Shiinaha ayaa labo dal oo ka tirsan quwadaha waaweyn ee caalamka ka caawiyay in ay gaaraan dayaxa balse waxaa lagu xusuustaa sida uu...
Bartamihii sebteembar 2020 waxaa heshiis laga gaaray doorashada dalka 200/2021 kadib kulan dhex maray Madaxda DFS & DG oo horay wada-xaajood saddex heer maray ku yeeshay...
Ganacsiga dibadda ee in ka badan 100 bilyan oo doolar uu Faransiisku la leeyahay dalal u badan Muslimiin ayaa khatar ku jira iyada oo baaqyada macaamiisha...
Daraasad dhawaan laga sameeyey dalka Australia ayaa muujisay in haweenka xidhan khimaarku ay halis ugu jiraan in dadka Islaam nacaybku biyo dhigay weeraraan. Haweenka weerarrada noocaas...
Culimada Soomaaliyeed ayaa si weyn caro uga muujiyay hadalka madaxweyana Faransiiska, Emmanuel Macron, kaddib dhacdadii lagu dilay macalinkii u dhashay dalkaas oo ardeydiisa tusay sawir gacmeed...
Isutagga Imaaraatka Carabta iyo Baxrayn waxay bishii hore heshiis cad ku kala saxiixdeen Aqalka Cad si ay u hagaajiyaan xiriirka ay la leeyihiin Israa’iil laakiin Suudaan...
Shiinaha ayaa u sheegay UK inay ‘saxdo qaladaadka’ kadib markii fiiso la siiyay ku dhowaad 3milyan oo reer Hong Kong. Wasaaradda arrimaha dibedda ee Beijing waxay...
Dowladdii kacaanka oo curatay 21-kii Oktoober, sannaddii 1969 ayaa ahayd middii ugu waqtiga dheereyd ee soo marta Soomaalida. Afgambiga wuxuu ka dambeeyay dilkii madaxwaynihii Soomaaliya, Cabdi...
Laba haween ah oo loo qabtay weerar mindi ah oo ka dhacay agagaarka Paris ’Eiffel Tower. Waxaa magaalada Paris ee udhaw daarta Eiffel Tower si xun...
‘Wuxuu waydiisanayaa macalimiinta kale inay sii wadaan muujinta kartoonada Muxamed’ Cilmibaare iyo macallin Anine Kierulf waxay rajeyneysaa macalimiinta aradayda baraya xorriyadda hadalka in aysan ka baqeynin...