Dhaantadu waxa ay foolaadka hore kaga jirtaa ciyaaro dhaqameedka Soomaalida. Waqtiyadii ugu dambeeyay dhadhan gaar ah ayey samaysay, markii Miyuusig lagu ladhay. Magaciisa oo dhamaystirani waa...
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya Demeke Mekonnen iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq ayaa ku kulmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya....
Markii uu madaxweyne Farmaajo saxiixay qaraarkii golaha shacabku uu sanadkii hore soo saaray ee ku saabsanaa in gobolka Banaadir la siiyo 13 xildhibaan oo aqalka sare...
Warbixin ay soo saartay kooxda kormeerka caalamiga ah ee Transparency International ayaa lagu sheegay dalalka Soomaaliya, Suuriya iyo Yemen inay ka mid yihiin dowladaha ugu musuqmaasuqa...
Qoysaska Yemen waxaa dhibaato ku haayo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanku leeyahay oo sida ‘sharci darrada ah’ duqeymaha u gaysto. Laba qoys oo Yemeniin ah...
Liberalism waa falsafad siyaasadeed oo ku saleysan xorriyadda, xagga maamulka iyo sinnaanta. Aragtida liberalka waxay soo bandhigtaa aragtiyo kala duwan oo ku saleysan mabaadi’da ay aaminsan...
Ugu yaraan sideed carruur ah ayaa ku dhimatay dagaalka maanta ka dhacay degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda Federaalka iyo...
Ugu yaraan sideed carruur ah ayaa ku dhimatay dagaalka maanta ka dhacay degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedu, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda Federaalka iyo...
Maxkamad ku taal Uganda ayaa Isniintii ku amartay ciidamada ammaanka inay ka baxaan guriga siyaasiga mucaaradka ah Bobi Wine, iyadoo ku tilmaamtay xarigiisa mid sharci darro...
Madaxweynaha Faransiiska wuxuu soo saaray hindise sharciyeed si loola dagaallamo muslimiinta dalkaas, hindisahaani waxay ku tilmaameen inuu ka hortagaayo ‘gooni u goosadka Islaamka. Guddi gaar ah...