Tan iyo markii la soo saaray warbixinta Mareykanka, dad badan oo Sucuudi ah ayaa ku qulqulay Twitter-ka iyagoo wata hal ku dhig ah "Dhamaanteen waxaan nahay...
Aragtida Dawladnimadu waxay ku xeran tahay sida ay dadka u sharaxdaan ama ay u fasirtaan dowladnimada. Way fiicnaan kartaa ama xumaan kartaa iyadoo ay ku xiran...
Caadooyinka la diimeeyo way badan yihiin qof walba oo akhriya qoraalkanna tusaale ayuu ina ku biirin karaa, waana ka rajaynayaa in uu ina ku biiriyo, bal...
Marka aad akhriso kadib sawir ka bixi mustaqbalka Boqortooyada Sacuudiga.
Ilhaan Cumar waxay ku baaqday in cunoqabatayn lagu soo rogo Dhaxalsugaha Sacudiga Maxamed Bin Salmaan (MBS)
Shaqooyinka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya waxaa ugu horeeysa maamulka iyo iskudheelitirka dhaqaallaha wadanka, xisaabinta miisaaniyada dowlada, ilaalinta qiimaha lacagta wadanka iyo nidaaminta koboca dhaqaalaha wadanka. Intaas...
Ma awoodaa inuu Reysul wasaare Rooble uu noqdo masuulka ugu sareeya ee xal ka gaara arinta kala guurka doorashooyinka? Waa su’aasha aan rabno inaan ka jawaabno....
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayna kana soo qayb galeen qaar ka mid ah wasiirada xukuumadda Soomaaliya, ganacsato iyo qaybaha kala duwan ee...
Ankara waxay u aragtaa inay ka faa’iideysaneyso xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya maadaama ay ganacsi kala dhexeyso labada dal.
Dhageysiga dacwadda badda ayaa la billaabi doonaa 15-ka bisha Maarso sida markii horeba qorshuhu ahaa. War saxaafadeedka Xisbiga Qaransoor ayaa lagu yiri “Kiiska badda Soomaaliya ee...