Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa shaaca ka qaaday inuu jiro heshiis halis ah oo ay kala saxiixan doonaan Soomaaliya, Ethiopia iyo...
Qiimaha mashruuca waa $ 87.4 milyan. Sida uu qoray wargayska "Nouakchott", Bangiga Horumarinta Afrika wuxuu ka qaybqaadan doonaa maalgalinta mashruucan taasoo gaareyso $41 milyan oo deyn...
Iyadoo laga soo qaatay ilo badan oo ay ka mid yihiin amniga, militariga, khubaro sirdoon iyo warbixino ku saabsan khubarada, AFP waxay soo uruurisay qodobo muhiim...
Heshiiska cusub wuxuu oggolaanayaa “isdhaafsiga habsami u socodka ah ee is-weydaarsiga, wuxuuna fududeynayaa hirgelinta qaar ka mid ah dalabyada isu soo-celinta” ee u dhexeeya Faransiiska iyo...
Dhibaatooyinka ogaalka waxaa kamid ah inaad noqoto ogaal isticmaale ee aadan noqon ogaal sameeye. Marka dhaqanka, aqoonta iyo hab fekerka ba aad soo dhoofsanayso ma noqon...
Beesha Caalamku waxay u aragtaa inuu yahay dagaal u dhexeeya Sucuudiga iyo Yemen, taas oo ah Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden uu marar badan khudbadihiisa ku adkeeyey...
Taliyayaasha gaashaandhigga oo ka kala socda dhowr iyo toban dal ayaa Axaddii si wadajir ah u cambaareeyay daadinta dhiigga ee Myanmar maalin ka hor, markii ugu...
Shareecada Islaamka waxaa markii ugu horreysay lagu soo rogay Suudaan 1983, waxaana sii waday madaxweynaha haatan xukunka laga tuuray Cumar Al-Bashiir muddadii 30-sano uu xukunka hayay.
Khilaafka Nile: Muxuu yahay nooca dagaal ee Itoobiya, Masar iyo Suudaan dhexmari kara?
Xidhiidhka ka dhexeeya hogaamiyaasha Faransiiska iyo dadka caanka ah ee wadamada xorriyadaha cusub qaatay sida Senegal waa mid aan mugdi ku jirin oo aabanimo tilmaameyso. In...